Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug oo kulan ku yeeshay Gaalkacyo

Madaxwrynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf, May 22, 2019. [Isha Sawirka: Puntland State House]
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Kulan u dhaxeeya madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa maanta oo Arbaco ah ka dhacay xarunta madaxtooyada dowladda Puntland ee magaalada Gaalkacyo, sida madaxtooyada Puntland ay ku sheegtay war-saxaafadeed.

Labada dhinac ayaa ka wadahadlay arrimo kala duwan oo ay kamid tahay nabadgelyada iyo sidii la isaga kaashan lahaa.

Kulankan ayaa noqonaya kii kowaad oo ay yeeshaan Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Ducaale Xaaf tan iyo shirkii Garoowe ka dhacay horaantii bishaan oo u dhaxeeyay masuuliyiinta sare ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada.

Bayaan wadajir ah oo sidan u qornaa ayaa laga soo saaray kulanka:

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*