Madaxweynaha Jubbland oo rajo ka muujiyay shirka Garoowe ee u dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada
Kismaayo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland ayaa rajo ka muujiyay shirka lagu balansanyahay Garoowe ee u dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada. Isaga oo ka hadlayay magaalada Kismaayo maanta oo Khamiis ah, Axmed Maxamed […]