• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo agaasimaha cusub u magacaabay madaxtooyadda Somalia
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay Somalia
  • [ May 19, 2022 ] Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay? Somalia
  • [ May 17, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya Somalia
  • [ May 16, 2022 ] Madaxweyne Biden oo meelmariyay in markale ciidamada Mareykan ah dib loogu diro Soomaaliya Somalia
Home2019

Year: 2019

Somalia

Xubnaha aqalka hoose iyo aqalka sare ee Soomaaliya oo si wadajir ah u ansixiyay miisaaniyada 2020

December 31, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Xubnaha aqalka hoose iyo aqalka saree e dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah si wadajir ah u ansixiyay miisaaniyada 2020. Miisaaniyada 2020 ayaa waxaa meelmariyay golaha wasiirada bishii November, waxaana lagu […]

Somalia

Milatariga Mareykanka oo sheegay in afar dagaalyahan oo Al-Shabaab ah ay ku dileen duqeymo ka dhacay Shabeellaha Hoose

December 30, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in saddex duqeymood oo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ay ka fuliyeen gudaha Soomaaliya. Duqeymaha ayaa Axadii ka dhacay deegaanada Kuunya Barow iyo Caliyow Barow oo katirsan gobolka Shabeellaha […]

Somalia

Ku dhawaad 16 qof oo ku dhaawacantay qaraxii ka dhacay Muqdisho oo loo duuliyay dalka Turkiga

December 29, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ku dhawaad 16 qof oo ku dhaawacantay qaraxii ka dhacay Muqdisho ayaa loo duuliyay dalka Turkiga si halkaas loogu daaweeyo, sida ay sheegeen masuuliyiinta dowladda. Subaxnimadii Axada, diyaarad weyn oo qaada xamuulka oo […]

Somalia

Tirada Dhimashada qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho oo gaartay 70 qof

December 28, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Tirada Dhimashada qarax gaari oo Subaxnimadii Sabtida ka dhacay Muqdisho ayaa gaartay 70 qof, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan haayadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Qaraxa ayaa lala beegsaday xarun ay booliiska ku uruuriyaan canshuuraha oo […]

Somalia

Qarax gaari oo laga cabsi qabo khasaaro badan oo ka dhacay Muqdisho

December 28, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror)  Qarax laga soo buuxshay walxaha qarxa ayaa lala beegsaday xarun ay booliiska ku uruuriyaan canshuuraha oo kutaala gudaha Muqdisho saakay oo Sabti ah. Qaraxa ayaa laga cabsi qabaa in uu dhaliyay khasaaro badan […]

Puntland

Puntland oo ku eedaysay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay dagaal ku soo qaaday hanaanka waxbarashadeeda

December 26, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa ku eedaysay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay dagaal ku soo qaaday hanaanka waxbarasho ee ka jira Puntland, sida uu sheegay afhayeenka madaxtooyada Jaamac Dabaraani maanta kadib kulankii asbuuclaha ah ee golaha […]

Somalia

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo mamnuucay ganacsiga iibinta lacagaha qalaad ee Forex Trading

December 24, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa mamnuucay ganacsiga iibinta lacagaha qalaad ee suuqyada caalamiga ah ee Forex Trading, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay bankiga maanta oo Talaado ah. Bayaanka ayaa lagu amray […]

Somalia

Tobonaan qof oo lagu dilay weerar ka dhacay gobolka Bay

December 23, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Tobonaan qof la sheegay in lagu dilay weerar ka dhacay gobolka Bay oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab. Weerarka ayaa bilaabmay kadib markii maleeshiyaad katirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen xero […]

Puntland

Air Djibouti oo bilowday duulimaadkeedii ugu horeeyay ee u dhaxeeya Garoowe iyo Jabuuti

December 22, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Diyaarada Air Djibouti ayaa maanta oo Axad ah bilowday duulimaadkeedii ugu horeeyay ee u dhaxeeya caasimada Puntland ee Garoowe iyo Jabuuti. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cusmaan ayaa ka qeybgalay munaasibad garoonka […]

English News

Car Bomb Aimed At Somali Ground Forces Commander Kills 8 People

December 22, 2019 Puntland Mirror 0

An explosion from a car bomb meant for a senior Somali army official has left eight people dead in central Somalia, local police said. The car bomb went off on Saturday evening just outside a […]

Posts navigation

1 2 … 55 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay

    May 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib munaasibad lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa [...]
  • Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay?

    May 19, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in asbuuca soo socda uu la wareegi doono xafiiska, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Madaxweynaha [...]
  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya

    May 17, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu dhiggiisa Mareykanka Joe Biden ku amray in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya si ay ula [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • At least 7 killed in Afgoye fighting between Somali government forces and Al-Shabab

    December 29, 2016 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) At least seven including three Somali National Intelligence Agency (NISA) forces and four Al-Shabab fighters were killed after heavy fighting erupted in Afgoye town between the Somali army and Al-Shabab on Thursday, NISA [...]
  • 50 dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeymo Mareykanku asbuucaan ka geystay gobolka Mudug

    November 23, 2018 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Duqeymo is xig-xiga oo Mareykanku asbuucaan ka geystay gudaha Soomaaliya, ilaa iyo hadda waxaa ku dhintay 50 dagaalyahan oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab. Duqeyntii ugu horeysay asbuucaan ayaa Isniintii ka dhacday deegaan kuyaala gobolka [...]
  • Oil tanker released by Somali pirates arrives at Bosaso port

    March 18, 2017 0
    Garowe-(Puntland Mirror) An oil tanker, Aris 13 with eight Sri Lankan crew on board, arrived at Bosaso port in Puntland after five days in captivity at the hands of Somali pirates, Puntland maritime forces official confirmed [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions