• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo agaasimaha cusub u magacaabay madaxtooyadda Somalia
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay Somalia
  • [ May 19, 2022 ] Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay? Somalia
  • [ May 17, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya Somalia
  • [ May 16, 2022 ] Madaxweyne Biden oo meelmariyay in markale ciidamada Mareykan ah dib loogu diro Soomaaliya Somalia
Home2019May

Month: May 2019

Somalia

Ku dhawaad 200 oo askari oo ka goostay ciidanka Somaliland ee gobolka Sanaag

May 28, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ku dhawaad 200 oo askari iyo taliyeyaashooda ayaa ka goostay ciidanka Somaliland ee gobolka Sanaag, sida ilo-wareedyo madax-banaan ay u xaqiijiyeen bog wareedka Puntland Mirror. Ciidamadan goostay ayaa maamulka Somaliland u qaabilsanaa deegaano […]

Puntland

Saddex maleeshiyo oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay gudaha Puntland

May 27, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Saddex maleeshiyo oo katirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay gudaha Puntland, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay ku sheegeen war-saxaafadeed galabta oo Isniin ah. Duqeynta ayaa Axadii ka […]

Somalia

Puntland iyo Somaliland oo is-dhaafsan doona maxaabiistii dagaalkii Tukaraq

May 27, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland iyo Somaliland ayaa isku afgartay in is-dhaafsadaan maxaabiistii dagaalkii Tukaraq, sida ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo ay sheegeen. Maxaabiis is-dhaafsiga oo ay fududeynayso haayada ICRC ayaa la filayaa in uu dhaco bisha soo […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo safarkiisii labaad ee dalka dibadiisa ah ku aaday Shiinaha

May 26, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Axad ah u safray dalka Shiinaha. Kahor inta uusan tagin Deni ayaa warbaahinta u sheegay ujeeada safarkiisa dhiinaha, waxaana uu yiri: “Waxaan maanta safar shaqo […]

Puntland

Jarmalka oo dhimay taageero maaliyadeed oo ay ku bixin lahaayeen isbitaalka guud ee Garoowe

May 26, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Jarmalka ayaa dhimay taageero maaliyadeed oo ay ku bixin lahaayeen isbitaalka guud ee Garoowe, sida uu sheegay wasiir. Isaga oo ka hadlayay Garoowe Sabtidii, wasiirka caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan ayaa sheegay in […]

English News

Germany reduced fund for Garowe general hospital, minister says

May 26, 2019 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Germany has reduced financial support to Garowe general hospital, minister said. Speaking in Garowe on Saturday, Puntland minister of health Jama Farah Hassan said that Germany has reduced the financial support to upgrade […]

Puntland

Madaxweyne Deni oo guddoomiye iyo taliye booliis u magacaabay gobolka Mudug

May 26, 2019 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Axmed Muuse Nuur u magacaabay guddoomiyaha gobolka Mudug, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay madaxtooyada. Guddoomiyaha cusub ayaa horey u soo noqday guddoomiye ku xigeenka […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo isbadal ku sameeyay garsoorka gobolka Mudug

May 25, 2019 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Sciid Cabdullaahi Deni ayaa isbadal ku sameeyay garsoorka gobolka Mudug. Digreeto ka soo baxday madaxtooyada caawa fiidkii, ayaa xilka looga qaaday garsoorayaasha maxkamadda derejada 1-aad ee gobolka Mudug, tan racfaanka […]

Puntland

Saddex dagaalyahan oo Al-Shabaab ah oo lagu dilay duqeyn Mareykanku ka fuliyay Puntland

May 25, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Mareykanka ayaa duqeyn uu ka geystay gudaha Puntland ku dilay saddex dagaalyahan oo katirsanaa Al-Shabaab, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay ku sheegeen bayaan maanta oo Sabti ah. Duqeynta ayaa ka dhacday […]

Puntland

Agaasimaha cusub ee isbitaalka Garoowe Dr Xabiibo Nuux Ismaaciil oo xafiiska la wareegtay

May 25, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Agaasimaha cusub ee isbitaalka Garoowe Dr Xabiibo Nuux Ismaaciil ayaa maanta oo Sabti ah xafiiska la wareegtay. Munaasabada xil-wareejinta oo lagu qabtay isbitaalka Garoowe ayaa waxaa kasoo qeybgalay wasiirka caafimaadka dowladda Puntland Jaamac […]

Posts navigation

1 2 … 7 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay

    May 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib munaasibad lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa [...]
  • Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay?

    May 19, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in asbuuca soo socda uu la wareegi doono xafiiska, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Madaxweynaha [...]
  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya

    May 17, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu dhiggiisa Mareykanka Joe Biden ku amray in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya si ay ula [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Janaraal Moorgan oo u dhow in uu kamid noqdo xubnaha aqalka sare

    October 18, 2016 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Soomaaliya Janaraal Maxamed Siciid Xirsi oo loo yaqaan (Moorgan) ayaa u muuqda in uu noqon doono xubin aqalka sare ah kadib markii mid kamid ahaa nimanka la loolamaya uu [...]
  • Kenya oo sheegtay in ay xirtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya

    June 11, 2019 0
    Nairobi-(Puntland Mirror) Kenya ayaa sheegtay in ay xirtay xadka ay la leedahay Soomaaliya, sida uu tabiyay wargeyska Daily Nation maanta oo Talaado ah. Masuuliyiinta Kenya ayaa sheegay in go’aanka la gaaray si loo adkeeyo ammaanka. [...]
  • Merkel: Islaamku maahan isha argagixisada

    February 18, 2017 0
    Munich-(Puntland Mirror) Hoggaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa sheegtay in Islaamku uusan ahayn isha argagixisada arrintaasna lagala kaashado dowladaha waa-weyn ee Muslimka ah ee dagaalka kula jira argagixisada. Merkel, ayaa khatar ka muujisay isku dayga [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions