• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ June 25, 2022 ] Golaha DFS oo si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare Somalia
  • [ June 23, 2022 ] Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta Somalia
  • [ June 21, 2022 ] Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab Puntland
  • [ June 15, 2022 ] Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub Somalia
  • [ June 15, 2022 ] Kalfadhiga 50-aad ee baarlamaanka Puntland oo ka furmay Garoowe Puntland
Home2017November

Month: November 2017

Somalia

Mareykanka oo beeniyay in dad shacab ah lagu dilay howlgalkii Bariire ee bishii Agoosto

November 30, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Mareykanka ayaa shalay oo Arbaco ahayd beeniyay eedaha ah in ciidamadiisa iyo ciidamada Soomaaliya ay dad shacab ah ku dileen deegaanka Bariire ee Soomaaliya 25-tii bishii Agoosto ee anadkan, sida ay bayaan ku […]

English News

US: No civilians killed in August operation in Barire area

November 30, 2017 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) US on Wednesday denied allegations that its forces and Somali National Army had killed civilians in Barire area of Somalia on Aug. 25 this year, US Africa Command said in statement. “After a […]

Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka Ivory Coast uga qeybgalaya shirka 5-aad ee madasha iskaashiga Midowga Afrika iyo Midowga Yurub

November 30, 2017 Puntland Mirror 0

Abidjan-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qaybgalaya shirka shanaad ee madasha iskaashiga wadamada Afrika iyo Midowga Yurub oo ka dhici doona magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wefdigiisa ayaa […]

Puntland

Saddex qof oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay meel u dhow Garoowe

November 29, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay hal qof oo kalena waa uu ku dhaawacmay shil gaari, sida ilo-wareedyo caafimaad ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror. Shilka ayaa ka dhacay saq dhexe xalay […]

English News

Three killed in car accident near Garowe

November 29, 2017 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) At least three people died one other person injured in a car accident, medical sources told Puntland Mirror. The accident happened at midnight at tarmac road between Garowe and Lanta-hawada village. A vehicle […]

Somalia

Wefdi ka socda dalka Qatar oo yimid Muqdisho

November 28, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wefdi ka socda dalka Qatar ayaa maanta oo Talaado ah yimid caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, sida ay ku warantay idaacada dowladda ee Radio Muqdisho. Wefidga oo uu hoggaaminayo Khalifa Jassim Al kuwari oo […]

Puntland

Milatariga Mareykanka oo sheegay in ay qaadeen duqayn ka dhan ah maleeshiyada ISIS ee ku sugan Puntland

November 28, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Milatariga Mareykanka ayaa shalay oo Isniin ahayd sheegay in ay qaadeen duqayn ka dhan ah maleeshiyada ISIS ee ku sugan Puntland, Soomaaliya, waxaana lagu dilay hal qof. “Iyadoo lala kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya, […]

English News

U.S. military says conducted air strike against ISIS in Puntland

November 28, 2017 Puntland Mirror 0

The U.S. military said on Monday it had carried out an air strike against Islamic State militants in northeast Somalia, killing one person. Islamic State has been gathering recruits in the region, although experts say […]

Puntland

Xoghayihii dowladda hoose ee degmada Garoowe oo shaqada laga ceyrshay

November 27, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Cabdullaahi Maxamed Xirsi ayaa xilkii ka qaaday xoghayihii dowladda hoose ee degmada Garoowe Cabdiqafaar Cabdiraxmaan, sida ay sheegayso digreeto. Maxamuud Cali Xasan ayaa loo doortay xoghayaha cusub ee degmada, […]

Puntland

Ciidamada PSF oo qabtay afar xubnood oo looga shaki qabo Al-Shabaab

November 27, 2017 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Ciidamada Ammaanka Puntland ee PSF ayaa qabtay afar nin kuwaasoo loo maleynayo in ay yihiin xubno katirsan Al-Shabaab oo u qaabilsan saadka, sida PSF ay ku sheegeen boggooda Facebook. PSF ayaa sheegtay in […]

Posts navigation

1 2 … 8 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta

    June 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Bankiga Adduunka ayaa Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan si wax looga qabto dadaalada ka jawaabista abaarta, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Adduunka. “Xaaladdu waa mid murugo leh, Bankiga Adduunkana waxa uu [...]
  • Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab

    June 21, 2022 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso ayaa maanta oo Talaado ah dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dilal qorshaysan ka fuliyeen magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha [...]
  • Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub

    June 15, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xamza Cabdi Bare u magacaabay raysulwasaaraha cusub ee dalka. Magacaabista oo gelinkii dambe ee Arbacada laga sii daayay taleefishinka, ayaa madaxweynuhu kaga dhawaaqay raysulwasaaraha cusub, isagoona u [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Labo xubnood oo lagu eedeeyay in ay katirsanyihiin ururka ISIS oo lagu xukumay 15-sanno oo xabsi ah

    August 2, 2018 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Labo xubnood oo lagu eedeeyay in ay katirsanyihiin ururka ISIS ayaa lagu xukumay 15-sanno oo xabsi ah magaalada Muqdisho maanta oo Khamiis ah, sida uu sheegay guddoomiyaha maxkamada darajada kowaad ee ciidamada Xasan [...]
  • Axmed Madoobe oo markii saddexaad loo caleemosaaray madaxweynaha Jubbaland

    October 12, 2019 0
    Kismaayo-(Puntland Mirror) Axmed Maxamed Islaam oo loo yaqaan Axmed Madoobe ayaa loo caleemosaaray  madaxweynaha Jubbaland maanta oo Sabti ah munaasibad ka dhacday magaalada Kismaayo. Munaasibada caleemosaarka ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin xilal hore soo qabtay [...]
  • Mareykanka oo sheegay in ay baari doonaan wararka sheegaya shan qof oo shacab ah oo lagu dilay weerar ay fuliyeen ciidamadooda iyo kuwa Soomaaliya

    May 12, 2018 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Mareykanka ayaa sheegay in ay baari doonaan wararka sheegaya in shan qof oo shacab ah lagu dilay weerar ay fuliyeen ciidamada Mareykanka iyo kuwa dowladda Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan Jimcadii kasoo baxay [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions