Balantii Aan La Fulin: Maxay tahay sababta aan loo dhammeystirin Mashruuca Dayactirka Garoonka Diyaaradaha Garoowe oo ay Maalgelisay Kuwait
Ku dhowaad 20-sanno kadib, inkastoo riyada in garoon diyaaradeed caalamiga ah ay Garoowe yeelato ay mar walba soo rumoobeyso, Warsidaha Puntland Mirror ayaa helay war aan lagu farxin oo sheegaya in shaqada hagaajinta garoonku ay […]