• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ March 8, 2021 ] Wefdiga Soomaaliya ku metelaya dhageysiga dacwada u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya oo u safray Hague Somalia
  • [ March 6, 2021 ] Tirada dhimashada qaraxii makhaayada Luul Yemeni oo gaartay 22 qof Somalia
  • [ February 24, 2021 ] Puntland oo sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim u tahahy xal ka gaarista doorashooyinka Soomaaliya Puntland
  • [ February 23, 2021 ] Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo laga helay xanuunka COVID-19 Somalia
  • [ February 21, 2021 ] Duulimaadyada caalamiga ah oo dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho Somalia
Home2017April

Month: April 2017

English News

Respected traditional elder welcomes development projects in Puntland

April 30, 2017 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Respected traditional elder Islan Ise Islan Mohamed has welcomed the development projects in Puntland regions. Speaking at the launching ceremony of the road construction between Garowe and Eyl, Islan Ise said: “On behalf of […]

Puntland

Islaan Ciise oo soo dhaweeyay mashaariicda horumarineed ee gudaha gobolada Puntland ka socda

April 30, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ah isin dhaqameed aad loo ixtiraamo ayaa soo dhaweeyay mashaariicda horumarineed ee gudaha gobolada Puntland ka socda. Isaga oo ka hadlayay munaasabada daahfurka dhismaha wadada u dhaxeysa Garoowe iyo […]

English News

Puntland President laid foundation stone of new road connects Garowe and Eyl

April 29, 2017 Shafei Osman Yusuf 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland’s President Abdiweli Mohamed Ali on Saturday has laid foundation stone of new road that connects Garowe town and Eyl district in Nugal region. Speaking at the launching ceremony of the road construction, […]

Puntland

Madaxweynaha dowladda Puntland oo daahfuray dhismaha wadada u dhaxeysa Garoowe iyo Eyl

April 29, 2017 Shafei Osman Yusuf 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Sabti ah magaalada Garoowe ku daahfuray dhismaha wadada u dhaxeysa magaalada Garoowe iyo degmada Eyl ee gobolka Nugaal. Isaga oo ka hadlayay munaasabada daahfurka […]

World

Waqooyiga Kuuriya oo hawada u dirtay gantaal kale oo fashilmay

April 29, 2017 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Seoul-(Puntland Mirror) Waqooyiga Kuuriya ayaa gantaal kale hawada u dirtay, sida ay sheegeen saraakiisha milatariga Koonfurta Kuuriya iyo Mareykanka. Gantaalka ayaa qarxay wax yar kadib markii uu kacay, waana kii labaad oo fashilma intii lagu […]

Somalia

Raysulwasaaraha Soomaaliya oo codsaday in lala dagaalamo musuqmaasuqa

April 29, 2017 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka codsaday dadka Soomaaliyeed in ay meel uga soo wada jeestaan sidii loola dagaalami lahaa musuqmaasuqa si dhaqso ah. “Waxaan idiin ka codsanayaa in aad musuqmaasuqa meel […]

English News

Somali PM urged to combat corruption

April 29, 2017 Abdi Omar Bile 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Somalia’s Prime Minister Hassan Ali Khayre has urged Somali people to fight corruption as matter of urgency. “I urge the Somali people to combat corruption, which is a disaster in Somalia.”  Khayre said […]

World

Madaxweyne Erdogan: ‘Midowga Yurub su’aal ma gelin karaan dimuqraadiyadayada’

April 28, 2017 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Ankara-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa shalay oo Khamiis ahayd sheegay in wadamada kale gaar ahaan Midowga Yurub aysan su’aal gelin karin dimuqraadiyada dalkiisa. “Turkigu waa wadan kaasoo sameystay goaankiisa ku saabsan mawduuca […]

Puntland

Roobab fiican oo laga soo sheegay gobolada Puntland

April 28, 2017 Shafei Osman Yusuf 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Qaybo kamid ah gobolada Puntland ayaa helay roobab fiican kadib abaar daran oo jirtay muddo toban bilood ka badan. Gobolada sida Nugaal, Mudug, Karkaar iyo Sool ayaa helay roobab fiican, sida ay sheegeen dadka […]

English News

Good rains reported in Puntland regions

April 28, 2017 Shafei Osman Yusuf 0

Garowe-(Puntland Mirror) Parts of Puntland regions have received rainfall after severe drought that lasted over ten months. The regions such as Nugaal, Mudug, Karkaar and Sool received good rainfall, according to residents. The people have welcomed […]

Posts navigation

1 2 … 12 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Tirada dhimashada qaraxii makhaayada Luul Yemeni oo gaartay 22 qof

    March 6, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Tirada dhimashada qaraxii gelinkii dambe ee Jimcada ka dhacay makhaayad kutaala Muqdisho ayaa gaartay 22 qof, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan laamaha ammaanka. Qaraxa ayaa ka dhacay makhaayada Luul Yemeni, taasoo ah meherad [...]
  • Puntland oo sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim u tahahy xal ka gaarista doorashooyinka Soomaaliya

    February 24, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim tahahy si horey loogu sii socdo oo xal looga gaaro doorashooyinka Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada subaxnimadii hore ee Arbacada. [...]
  • Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo laga helay xanuunka COVID-19

    February 23, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa laga helay xanuunka COVID-19 waxaana uu ku karantiilanyahay dalka Burundi. “Maalintii sideedaad ayaan ku jiraa karantiil dalka Burundi oo aan umid shir maxaa yeelay waxaa igu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Al-Shabab seize Merca port town in southern Somalia

    July 12, 2016 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) Al-Shabab militants seized control of the southern town of Merca after Somali national troops withdrew, the second time they’ve took the strategic port since February. Heavily armed al-Shabaab fighters moved into Merca on [...]
  • Sideed qof oo ku dhimatay qarax gaari oo loola dan lahaa taliyaha ciidanka lugta Soomaaliya

    December 22, 2019 0
    Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ugu yaraan sideed qof ayaa ku geeriyootay qarax ka dhan ahaa taliyaha ciidanka lugta Soomaaliya oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo fiidkii Sabtida. Qaraxa ayaa ku bilaabmay gaari laga soo buuxshay walxaha qarxa oo [...]
  • Mareykanka oo muwaadiniintiisa u jeediyay in ay ka baxaan magaalada Muqdisho

    November 4, 2017 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Mareykanka ayaa muwaadiniintiisa u jeediyay in ay ka baxaan magaalada Muqdisho, sida ay ku sheegeen bayaan ay soo saareen howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya. “Khataro gaar ah oo jira darteed oo ka dhan ah [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions