Madaxweynaha Puntland oo u safray Muqdisho
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Khamiis ah u safray caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, sida ay ilo-wareedyo katirsan dowladda ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror. Ilo-wareedyada ayaan sheegin ujeedka safarka […]