Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay Raysulwasaarihiisa
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Khamiis ah Xasan Cali Khayre u magacaabay Raysulwasaarihiisa, sida uu ku sheegay qoraal uu ku qoray boggiisa rasmiga ah ee Twitter-ka. Xasan Cali Khayre ayaa […]