Ciidamadii gadoodsanaa ee Puntland oo ka baxay xarunta baarlamaanka
Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamadii hubaysnaa oo gadooday qabsadayna xarunta baarlamaanka Puntland ee kutaala gudaha magaalada Garoowe, ayaa lagu soo waramayaa in ay halkaas isaga baxeen. Ciidamada ayaa go’aansaday ka bixida xarunta baarlamaaka kadib markii Islaan Ciise […]