• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ September 19, 2023 ] Midowga Yurub oo si joogto ah u hakiyay gaargaarka Soomaaliya kadib markii UN ay heleen musuqmaasuq baahsan Somalia
  • [ October 3, 2022 ] Hoggaamiye sare oo Al-Shabab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe Somalia
  • [ September 21, 2023 ] Wasiir ku xigeenka waxbarashada Puntland oo shaqo joojin ku sameeyay agaasimaha waaxda tayeynta tayo dhowrka, manaahijta, iyo kormeerka khalad ku qoran buug kamid ah manhajka awgiis Somalia
  • [ September 19, 2023 ] Kenyan Military Helicopter Crashes Near Somalia Border, Killing Eight English News
  • [ September 19, 2023 ] Gobolka Nugaal oo ku guuleystay koobkeedii 3-aad ee Tartanka Kubada Cagta Gobolada Puntland Sports
  • [ September 17, 2023 ] Xarumaha waxbarashada Laascaanood oo dib u furmay 8 bilood kadib Somalia
Home2022August

Month: August 2022

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada Daraawiishta Yaasiin Cumar Dheere

August 31, 2022 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa xilka ka qaaday taliyihii ciidamada Daraawiishta Yaasiin Cumar Dheere, sida lagu sheegay digreeto kasoo baxay madaxtooyadda maanta oo Arbaco ah. Madaxweynaha ayaa Abshir Cabdi Jaamac oo loo […]

Puntland

Madaxweynaha DFS Xasan Shiikh Maxamuud oo Puntland safarkiisii ugu horeeyay ku yimid

August 25, 2022 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Khamiis ah socdaal rasmi ah ku yimid magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Madaxweynaha ayaa garoonka diyaaradaha waxaa ku soo dhaweeyay masuuliyiinta Puntland oo […]

English News

Somali Foreign Minister Arrives in Garowe

August 24, 2022 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Somalia’s Foreign Minister Abshir Omar Huruuse arrived in Puntland’s capital Garowe on Tuesday. The minister and his delegation were welcomed by Puntland ministers including finance minister Hassan Shire Abgal and interior minister Mohamed […]

Puntland

Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse oo soo gaaray Garoowe

August 24, 2022 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa maanta oo Arbaco ah soo gaaray caasimada Puntland ee Garoowe. Waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay wasiiro katirsan dowladda Puntland oo ay kamid ahaayeen wasiirka […]

English News

Indian Ocean Off Somalia to Lose ‘High-Risk Area’ Designation as Piracy Dips

August 23, 2022 Puntland Mirror 0

The global shipping industry agreed to declassify the Indian Ocean coastline off Somalia as a “high-risk area” following years of successful counter-piracy operations. The change was approved by marine groups including the International Chamber of […]

Puntland

Biyo la’aan daran oo laga soo sheegayo deegaano miyi ah oo ka tirsan gobolka Mudug

August 13, 2022 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Iyadoo bartamaha looga jiro abaartii ugu darnayd oo ka jirta Puntland oo dhan, ayaa biyo la’aan daran waxaa laga soo sheegayaa deegaano miyi ah oo ka tirsan gobolka Mudug. Biyo la’aanta jirta ayaa […]

Somalia

Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay

August 9, 2022 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka cusub ee maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta oo Talaado xilka kala wareegay wasiirkii hore Cabdiraxmaan Bayle Ducaale, iyadoo uu goobjoog ahaa Raysulwasaare Xamsa Cabdi Barre. Bayle ayaa xilka […]

Somalia

Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

August 7, 2022 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha […]

Somalia

Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

August 2, 2022 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu […]

World

Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan

August 2, 2022 Puntland Mirror 0

Washington-(Puntland Mirror) Mareykanka ayaa dilay hoggaamiyihii Al-Qaacida Ayman al-Zawahiri duqeyn ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay ka geysteen dalka Afkaanistaan, sida uu sheegay Madaxweyne Joe Biden. Waxa lagu dilay howlgal la dagaalanka argagixisada ah oo […]

Follow on Facebook

Most Read

  • Midowga Yurub oo si joogto ah u hakiyay gaargaarka Soomaaliya kadib markii UN ay heleen musuqmaasuq baahsan

    September 19, 2023 0
    Ilmo-yar oo ku sugan xero barakac. [Sawir Hore] Nairobi-(Puntland Mirror) Madaxa fulinta Midowga Yurub ayaa si ku meel gaar ah u hakiyay dhaqaalihii uu siin jiray Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP) ee Soomaaliya, sida ay maanta [...]
  • Weerar loo maleynayo in ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo shan qof ku dilay bartamaha Soomaaliya

    September 9, 2023 0
    Diyaarada aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka. [Xigashada Sawirka: Getty Images] Muqdisho-(Puntland Mirror) Duqeymo looga shakisan yahay in ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn shan qof oo rayid ah iyo saddex ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa [...]
  • Masuul sare oo Puntland ah oo 16 sanno kadib tagay Laascaanood

    August 29, 2023 0
    Madaxweyne ku xigeenka Puntland Amed Karaash oo ku sugan Guumays. [Isha Sawirka: Facebook] Laascaanood-(Puntland Mirror) Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cusmaan ayaa maanta oo Talaado ah tagay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, isaga oo [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Khabiirka madaxa banaan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan xaalada bini’aadanimada Soomaaliya oo sheegay in si deg deg ah loo sii daayo dhammaan caruurta askar ahaanta loo qortay

    May 5, 2018 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Khabiirka madaxa banaan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan xaalada bini’aadanimada Soomaaliya Bahame Tom Mukirya Nyanduga ayaa sheegay in si deg deg ah loo sii daayo dhammaan caruurta askar ahaanta loo qortay ee gudaha [...]
  • Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo laga yaabo in uu shaqadiisa ku waayo eedaymo musuqmaasuq

    July 26, 2018 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa laga yaabaa in shaqada laga eryo kadib eedo musuqmaasuq, sida ilo-wareedyo ka ag dhow arrinta ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror. Asbuucyadii u dambeeyay, xiriirka [...]
  • Dagaalyahano ku dilay 60 qof kulliyad booliis oo kutaala Pakistan

    October 25, 2016 0
    Islamabad-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 60 qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay xarun booliiska lagu tababaro oo kutaala magaalada Quetta ee dalka Pakistan, sida ay sheegayaan saraakiisha Pakistan. Ku dhawaad 200 oo tababar ku jiray [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions