• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ January 18, 2021 ] Milatariga Mareykanka oo sheegay in ay dhammeystireen kala bixista ciidankooda Soomaaliya Somalia
  • [ January 16, 2021 ] Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca Shillin Soomaaliga gudaha Puntland oo soo saaray awaamiir cusub Puntland
  • [ January 14, 2021 ] Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Baay Somalia
  • [ January 9, 2021 ] Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dowladdu ay samayn doonto mushahaar kordhin 2021 Puntland
  • [ January 3, 2021 ] Saddex xubnood oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyntii ugu horeysay oo Mareykanku ka fuliyo Soomaaliya sanadka 2021 Somalia
Home2018October

Month: October 2018

Puntland

Ku dhawaad 160 arday oo ka qalinjabiyay Jaamacadda Bariga Afrika Faraceeda Garoowe

October 31, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ku dhawaad 160 arday ayaa ka qalinjabiyay Jaamacadda Bariga Afrika Faraceeda Garoowe. Xaflada qalinjabinta oo lagu qabtay xarunta jaamacadda ee Garoowe maanta oo Arbaco ah, waxaa ka soo qeybgalay marti sharaf uu kamid […]

English News

Nearly 160 students graduate from East Africa University Garowe Campus

October 31, 2018 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Nearly 160 students have graduated from the East Africa University Garowe Campus. The graduation ceremony was held at the University’s compound in Garowe on Wednesday, and was attended by notable dignitaries including Puntland […]

Somalia

Madaxweyne Farmaajo oo u safray Koonfurta Suudaan si uu uga qeybgalo munaasabada nabada

October 31, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Arbaco ah u safray magaalada Juba ee Koonfurta Suudaan, sida ay ku warantay warbaahinta dowladda. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qeybgali doona munaasabada nabada ee lagu […]

English News

Farmaajo travels to South Sudan for peace ceremony

October 31, 2018 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Somalia President Mohamed Abdullahi Farmajo on Wednesday traveled to Juba, South Sudan, state-media reported. President Farmaajo will attend a peace ceremony intended to end the civil war in South Sudan, according to the […]

Puntland

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ku tilmaamay “riyo maalmeed” shirkii madaxda maamul goboleedyada ee ka dhacay Garoowe

October 30, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cumar Camay ayaa kasoo horjeestay shirkii u dhaxeeyay madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya oo dhawaan lagu qabtay magaalada Garoowe. Wareysi uu siiyay taleefishinka maxaliga ah ee SBC, ayuu ku […]

Puntland

Ciidamada booliiska Garoowe oo qabtay labo nin oo looga shaki qabo in ay ka dambeeyeen dil ka dhacay magaalada

October 30, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada booliiska ee magaalada Garoowe ayaa qabtay labo nin oo looga shaki qabo in ay ka dambeeyeen dil ka dhacay magaalada xalay fiidkii, sida uu warbaahinta u sheegaay maanta oo Talaado ah taliyaha […]

Somalia

Markab dagaal oo Spain leedahay oo burburshay dooni burcadbadeed

October 30, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Markab dagaal oo Spain leedahay oo katirsan ciidamada badda ee Midowga Yurub ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa burburshay dooni burcadbadeed, sida wasaaradda arrimaha dibada Spain ay bayaan ku sheegtay Isniintii. Kuma aysan […]

Somalia

Golaha wasiiradda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo meelmariyay miisaaniyada sanadka 2019

October 29, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha wasiiradda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa meelmariyay miisaaniyada sanadka 2019. Kulan ay ku yeesheen Muqdisho maanta oo Isniin ah, golaha wasiiradda oo uu shir guddoominayay Raysulwasaare Xasan Cali Khayre ayaa si aqlabiyad leh […]

Puntland

Xasan Maxamed Cabdullaahi oo loo magacaabay taliyaha booliiska gobolka Nugaal

October 29, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Isniin ah taliyaha booliiska gobolka Nugaal u magacaabay Xasan Maxamed Cabdullaahi, sida lagu sheegay digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha. Taliyaha cusub Xasan Maxamed Cabdullaahi […]

Puntland

Shacabka Puntland oo soo dhaweeyay musharaxnimada Siciid Dheere

October 29, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Shacabka Puntland ayaa si balaaran u soo dhaweeyay kadib markii Janaraal Siciid Maxamed Xirsi oo loo yaqaan Siciid Dheere uu ku dhawaaqay in uu u tartamayo madaxtinimada Puntland. Dad badan ayaa soodhaweyn iyo […]

Posts navigation

1 2 … 7 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca Shillin Soomaaliga gudaha Puntland oo soo saaray awaamiir cusub

    January 16, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca ku yimdi Shillin Soomaaliga gudaha Puntland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo ay kamidyihiin in canshuurta dekada 20% lagu bixiyo Shillin Soomaali.
  • Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Baay

    January 14, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay deegaanka Buulo Fuulay ee gobolka Bay Arbacadii, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay ku sheegeen war-saxaafadeed. Hal xarun oo ay [...]
  • Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dowladdu ay samayn doonto mushahaar kordhin 2021

    January 9, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Shaqaalaha rayid ah, golaha wasiiradda, golaha baarlamaanka, iyo ciidamada qalabka sida ee Dowladda Puntland ayaa loo kordhin doonaa mushahaarka laga bilaabo bishaan Janaayo 2021, sidaa waxaa munaasibad lagu qabtay Garoowe ka sheegay Madaxweyne [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Kiisaska COVID-19 gudaha Soomaaliya oo gaartay 116

    April 18, 2020 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay 36 kiis oo cusub oo coronavirus ah la helay 24-kii saac ee la soo dhaafay. 27 kamid ah dadka laga helay xanuunka ayaa ah rag halka [...]
  • Car bomb in Mogadishu hits district compound

    September 2, 2018 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) At least six people were killed in a suicide car bomb attack in Mogadishu on Sunday, security sources said. The attack occurred when the car bomb exploded outside the compound of Halwadag district [...]
  • Saahid Mohamoud Ali elected as Galkayo Mayor

    March 25, 2019 0
    Galkayo-(Puntland Mirror) Saahid Mohamoud Ali was elected as Galkayo mayor on Monday afternoon. The young man got 23 votes, while his main rival Abdikani Diiriye Dhegaweyne received 7 votes. 31 of the newly-elected Galkayo council [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions