World

Dad gaaraya 20 qof oo ku dhimatay toogasho ka dhacday baar lagu caweeyo oo ku yaala Maraykanka

Dad gaaraya 20 qof oo ku dhimatay toogasho ka dhacday baar lagu caweeyo oo ku yaala Maraykanka

Nin hubaysan ayaa rasaas ku furay baar lagu caweeyo oo ku yaala magaalada Orlando ee gobolka Florida, Maraykanka, gelinkii hore ee maanta oo Axada, waxaana lagu dilay dad gaaraya 20 qof waxaana ku dhaawacmay 42 qof oo kale toogashadaas, haayadaha ayaa ku sifeeyay weerar argagixiso oo gudaha ah. Xabadaha qoriga ayaa ka bilaabmatay baar ragga isku tagga oo lagu magacaabo[Read More…]

by June 12, 2016 0 comments Home, World
Booliiska Kiinya oo ka digay suurtagalnimada weeraro al-Shabaab inta lagu jiro bisha Ramadaan

Booliiska Kiinya oo ka digay suurtagalnimada weeraro al-Shabaab inta lagu jiro bisha Ramadaan

Booliska Kiinya ayaa ka codsaday dadka magaalooyinka Mombasa, Malindi iyo Nayroobi in ay feejignaadaan kadib markii macluumaad sirdoon uu muujiyay in maleeshiyada al-Shabaab ay qorshaynayso weeraro ay qaado inta lagu jiro bisha Ramadaan. Bayaan uu soo saaray kormeeraha guud ee booliska Kiinya, Joseph Boinnet ayaa sheegay in si wadajir ah loo ogeysiiyay in tirro weeraro ah ay kooxda argagixisada isku[Read More…]

by June 11, 2016 0 comments Home, World
Itoobiya oo sheegtay in ciidamadoodu ku dileen 101 dagaalyahan oo al-Shabaab ah gudaha Soomaaliya

Itoobiya oo sheegtay in ciidamadoodu ku dileen 101 dagaalyahan oo al-Shabaab ah gudaha Soomaaliya

Itoobiya ayaa sheegtay in ciidankooda jooga gudaha Soomaaliya ay dileen 101 dagaalyahan oo al-Shabaab ah kuwaas oo Arbacadii weerar kusoo qaaday saldhig ciidan oo ay isticmaalayeen Howlgalka Midowga Afrika ee dagaalka kula jira maleeshiyada al-Shabaab ee xiriirka la leh ururka Al-Qaacida. Xarakada al-Shabaab ayaa gelinkii hore ee shalay sheegtay in ay weerar culus ku qaadeen saldhiga Halgan oo kuyaala bartamaha[Read More…]

by June 10, 2016 0 comments Home, World
Obama oo aan ka qaybgali doonin aaska Maxamed Cali

Obama oo aan ka qaybgali doonin aaska Maxamed Cali

  Washington-( Puntland Mirror )Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa ka maqnaan doona aaska Jimcada dhacaya ee Maxamed Cali isagoo ka qaybgali doona xaflada qalinjabinta gabadhiisa. Obama iyo Xaaskiisa Michelle ayaa Washington uga qaybgali doona xaflada qalinjabinta gabadhooda Malia, sida ay sheegtay afhayeen u hadashay Madaxweynaha. La taliye sare oo katirsan aqalka Cad kaasoo loo yaqaan Cali ayaa u gudbiyay qoyska[Read More…]

by June 8, 2016 0 comments Home, World
Ugu yaraan 11 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Istanbuul

Ugu yaraan 11 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Istanbuul

Weerar bumbo oo lala eegtay gaari booliis ah gudaha magaalada Istanbuul ayaa waxaa ku dhimatay ugu yaraan 11 qof, oo ay ku jiraan saddex katirsan ciidamada booliiska, sida uu sheegay guddoomiyaha magaalada. “Todobo booliis ah iyo afar shacab ah ayaa naftooda ku waayay,” Vasip Sahin oo ah guddoomiyaha Istaanbuul ayaa wariyeyaasha ugu sheegay goobta uu qaraxa ka dhacay. 36 qofna[Read More…]

by June 7, 2016 0 comments Home, World
Madaxweyne Erdogan oo ka qaybgali doona aaska Maxamed Cali Kalaay

Madaxweyne Erdogan oo ka qaybgali doona aaska Maxamed Cali Kalaay

Ankara-(Puntland Mirror) Sida ay sheegeen Qoyska Marxuum Maxamed Cali Kalaay oo Maalinta Jimcaha aas ballaaran loogu sameynaayo dalka Mareykanka Madaxweynaha dalka Turkiga Reccep Tayyip Erdogan iyo Boqorka Jordan Boqor Cabdallah ayaa ka qaybgeli doona Aaska. Afhayeen u hadlay Qoyska Maxamed Cali Kalaay ayaa sheegay in masuuliyiin kala duwan ay ka soo qaybgeli doonaan Aaska, waxaana lagu qabanayaa Munaasada Aaska Magaalada[Read More…]

by June 7, 2016 0 comments Home, World
Hilary Clinton oo gaartay tirada looga baahanyahay in Dimuqraadiga ugu magacaabo musharax Madaxweyne

Hilary Clinton oo gaartay tirada looga baahanyahay in Dimuqraadiga ugu magacaabo musharax Madaxweyne

Washington-(Puntland Mirror) Hillary Clinton ayaa la sheegayaa inay heshay tirada ergada laga rabay si ay u noqoto musharaxa xisbiga dimuquraadiga ee Madaxweyaha Maraykanka. Mrs Clinton ayaa hadda noqoneysa musharaxa doorashada November dhici doonta uga qeybgalaya xisbiga dimuquraadiga. Tirada ayey ka heshay tiro ay haysay wakaaladda wararka AP, waxaana u weheliyay taageero ay ka heshay ergada gaarka ah. Ergadaasi waxa ay[Read More…]

by June 7, 2016 0 comments Home, World
Feeryahankii caanka ahaa Maxamed Cali oo geeriyooday

Feeryahankii caanka ahaa Maxamed Cali oo geeriyooday

Feeryahankii caanka ahaa Muhammad Ali ayaa geeriyoodey habeenimadii xalay isaga o ah 74 sano jir. Sida ay qortey Warbahinta NBC. Geerida Muhammad Ali waxaa waxaa xaqiijiyey afhayeenka qoyska Mohammad Ali. Muhammad Ali ayaa geeriyoodey fiidnimadii Jimacada, waxaana uu ku geeriyoodey Isbitaal ku yaala magaalaa Phoenix ee gobolka Arizona dalka Maraykanka, halkaas oo lagu daweynaayey maalmihii u danbeeyey, kadib markii neeftu[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Somali News, World
Scroll Up