• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ September 19, 2023 ] Midowga Yurub oo si joogto ah u hakiyay gaargaarka Soomaaliya kadib markii UN ay heleen musuqmaasuq baahsan Somalia
  • [ October 3, 2022 ] Hoggaamiye sare oo Al-Shabab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe Somalia
  • [ September 30, 2023 ] Guled Salah: Current Administration’s Term Will Not Be Extended “Even a Single Day” English News
  • [ September 30, 2023 ] Guuleed Saalax: Hal maalin laguma dari karo xukunka xukuumada Deni Somalia
  • [ September 28, 2023 ] Qeyb kamid ah Puntland oo la sadaaliyay in ay heli doonana roobab dhex-dhexaad ah Puntland
  • [ September 28, 2023 ] Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo filaya inuu u tartamo Madaxweynaha Puntland Puntland
  • [ September 28, 2023 ] Somalia’s Foreign Minister Considering Running for Puntland Presidency, Sources Say English News
Home2016July

Month: July 2016

English News

Detained Puntland MP freed by Somaliland

July 31, 2016 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland’s Member of Parliament, Mohamed Farah Adan “Canjeex” who was detained by Somaliland forces, was freed on Sunday, official said Puntland MP who told Puntland Mirror has confirmed the release of the Canjeex, […]

Puntland

Maamulka Somaliland oo sii daayay xildhibaan Puntland ah oo ay dhawaan qabteen

July 31, 2016 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Maamulka Somaliland ayaa maanta sii daayay xildhibaan baarlamaanka Puntland kamid ah kaasoo dhawaan ay qabsadeen. Xildhibaan Maxamed Faarax Aadan “Canjeex” ayaa maanta la sii daayay, sida uu warsidaha Puntland Mirror u sheegay xildhibaan […]

Puntland

Kooxda kubada cagta Puntland oo ku guulaysatay ciyaaraha maamul goboleedyada Soomaaliya oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garoowe

July 31, 2016 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Kooxda kubada cagta  Puntland ayaa maanta oo Axad ah dib ugu soo noqday caasimada dowlada Puntland, Garoowe. Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali, Madaxweyne ku-xigeenka Cabdixakiim Cumar Camay, xubno kamid ah golaha wasiirada […]

World

Turkiga oo ilaa iyo hadda ruqseeyay 1,400 oo ciidamada militariga ah

July 31, 2016 Abdi Omar Bile 0

Ankara-(Puntland Mirror) Turkiga ayaa ruqseeyay 1,389 oo ciidamada ah kuwaasoo looga shakiyay in ay xiriir la leeyihiin wadaadka ganacsadaha ah Fethullah Gulen, ee fadhigiisu yahay dalka Maraykanka, kaasoo dowlada Turkiga ay ku eedaysay isku-daygii afgembiga […]

English News

At least seven killed in suicide attack on Somali CID headquarters in Mogadishu

July 31, 2016 Abdi Omar Bile 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) At least 12 people including two attackers were killed in suicide attack targeting Somali CID headquarters in the Somali capital, Mogadishu on Sunday morning, according to the Reuters, citing police officials. Al-Shabab armed […]

Somalia

Ugu yaraan todobo qof oo ku dhimatay weerar isbiimayn ah oo al-Shabaab ku qaadeen xarunta CID Muqdisho

July 31, 2016 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dhawaaqa labo qarax oo ay daba socdeen xabadaha qoryaha ayaa laga maqlay goor dhoweyd caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Kooxda al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada weerarka dhacay maanta oo Axad ah. Ugu yaraan todobo qof […]

English News

Somali police officer shot dead in Mogadishu

July 30, 2016 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Unidentified gunman have shot dead Somali police officer in Karan district of Mogadishu, official said. The spokesman of the ministry of security, Abdimalik Malin Shukri told to the local media that the police […]

Somalia

Sarkaal katirsan ciidamada booliiska Soomaaliya oo lagu dilay degmada Kaaraan ee Muqdisho

July 30, 2016 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Kooxo hubaysan oo aan la aqoon cidda ay yihiin ayaa caawa fiidkii ku dilay degmada Karaan ee Muqdisho sarkaal katirsan ciidamada booliiska Soomaaliya, sida ay sheegeen saraakiisha. Afhayeenka wasaarada amniga dowlada federaalka Soomaaliya […]

Somalia

Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya oo shacabka Soomaaliyeed uga mahadceshay taageerada ay u muujiyeen markii uu dhacay isku-daygii afgembiga fashilmay

July 30, 2016 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Safiirka dowlada Turkiga u qaabilsan Soomaaliya ayaa uga mahadceshay shacabka Soomaaliyeed taageerada ay u muujiyeen markii uu dhacay isku-daygii afgembiga fashilmay oo dhacay labo asbuuc kahor. Safiir Olgan Bekar oo shir jaraa’id ku […]

English News

Somali political leaders will meet in Mogadishu amid fears election could be delayed

July 30, 2016 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Somalia’s information minister has said on Saturday that the Somali political leaders will hold meeting in Mogadishu next week. Minister Mohamed Abdi Mareye told Somali national news agency (Sonna) that the meeting about […]

Posts navigation

1 2 … 21 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Qeyb kamid ah Puntland oo la sadaaliyay in ay heli doonana roobab dhex-dhexaad ah

    September 28, 2023 0
    Saadaadha roobka. [Xigashada Sawirka: IMC] Garoowe-(Puntland Mirror) Roobab dhexdhexaad ah ayaa laga filayaa deegaano ka tirsan Puntland inta u dhaxaysa 27-ka September ilaa 3-da October, sida ay sheegtay xarunta IMC. Degmooyinka sida Jariiban laga yaabo [...]
  • Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo filaya inuu u tartamo Madaxweynaha Puntland

    September 28, 2023 0
    Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse. [Xigashada: Facebook/Abshiromarjama] Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac oo loo yaqaan Abshir Cumar Huruuse ayaa laga yaabaa in uu ku dhawaaqo hamigiisa ah in uu [...]
  • Ciidamada booliiska Puntland oo xubin sare oo katirsan Daacish ku soo qabtay howlgal ka dhacay gobolka Bari

    September 27, 2023 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada booliiska Puntland ayaa soo qabtay xubin sare oo katirsan kooxda Daacish/ISIS oo lagu magacaabo Axmed Xuseen Ibraahim kadib howlgal ka dhacay meel u dhow degmada Uffeyn ee gobolka Bari, sida ay ciidamada [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Al-Shabaab oo sheegtay in 57 askari oo Kiinyaati ah ku dileen weerar ay ku qaadeen saldhig ciidan

    January 27, 2017 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Ururka hubaysan ee Al-Shabaab ayaa sheegaya in ay dileen ugu yaraan 57 askari oo Kenyaati ah kadib markii ay weerar ku qaadeen saldhig milatari oo kuyaala deegaanka Kulbiyow ee gobolka Jubada Hoose, una [...]
  • Madaxweyne Deni oo guddoomiye iyo taliye booliis u magacaabay gobolka Mudug

    May 26, 2019 0
    Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Axmed Muuse Nuur u magacaabay guddoomiyaha gobolka Mudug, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay madaxtooyada. Guddoomiyaha cusub ayaa horey u soo noqday guddoomiye ku xigeenka [...]
  • Al-Shabab seizes Tiyeglow town after Ethiopian troops pull out

    October 26, 2016 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) Heavily armed fighters from Al-Shabab have seized control of Tiyeglow town in Bakol region on Wednesday morning after Ethiopian troops and Somali government forces pull out, residents said. According to the residents, Most [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions