Madaxweynaha Turkiga oo ku dhaleeceeyay wadamada ‘Reer Galbeedka’ in aysan midnimo u muujin Turkiga markii uu dhacay isku-daygii afgembiga fashilmay
Ankara-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhaleeceeyay hoggaamiyaasha Reer Galbeedka in ay ku fashilmeen in ay midnimo u muujiyaan Turkiga markii uu dhacay isku-daygii afgembiga fashilmay, isagoo sheegay dalalka ka walwalsan […]