Shir weynaha wadamada ku bahoobay IGAD oo ka furmay Addis Ababa
Addis Ababa-(Puntland Mirror) Shirka urur goboleedka IGAD ayaa si rasmiya maanta oo Jimce ahayd uga furmay caasimada dalka Ethiopia, Addis Ababa. Waxaa shirka ka qaybgalay hoggaamiyaasha sare ee wadamada ku bahoobay urur goboleedka IGAD. Qodobka […]