Murashaxa xisbiga Dimuqraadiga Maraykanka Hillary Clinton oo ku-xigeenkeeda u dooratay Tim Kaine

kaine and clinton
Mrs. Hillary Clinton iyo Tim Kaine.

Washington-(Puntland Mirror) Murashaxa xisbiga Dimuqraadiga Mrs. Hillary Clinton ayaa u dooratay Tim Kaine ku-xigeenkeeda, haddii ay ku guulaysato madaxweynenimada Maraykanka.

Tim Kaine ayaa ah barasaabka gobolka Virginia.

Hillary Clinton ayaa Tim Kaine ku tilmaantay nin nolashiisa u huray in uu u dagaalamo xuquuqda dadka kale.

Kaine ayaa dhankiisa sheegay in uu ku faraxsanyahay in xilkaasi loo soo magacaabo.

Doorashada madaxweynaha Maraykanka ayaa qabsoomi doonta bisha November ee dabayaaqada sanadkan 2016.

About Abdi Omar Bile 749 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*