• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ June 25, 2022 ] Golaha DFS oo si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare Somalia
  • [ June 23, 2022 ] Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta Somalia
  • [ June 21, 2022 ] Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab Puntland
  • [ June 15, 2022 ] Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub Somalia
  • [ June 15, 2022 ] Kalfadhiga 50-aad ee baarlamaanka Puntland oo ka furmay Garoowe Puntland
Home2017July

Month: July 2017

Somalia

Masuulkii Al-Shabaab u qaabilsanaa Muqdisho oo lagu dilay duqayn diyaaradaha Mareykanka ay qaadeen

July 31, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Masuulkii maleeshiyada Al-Shabaab u qabilsanaa magaalada Muqdisho ayaa lagu dilay duqayn diyaaradaha Mareykanka ay qaadeen, sida ay sheegtay dowladda Soomaaliya. Duqaynta ayaa ka dhacday meel u dhow deegaanka Tooratoorow Sabtidii, waxaana lagu bartilmaameedsaday Cali […]

English News

President Farmajo meets army chiefs in Mogadishu

July 31, 2017 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Somalia’s President Mohamed Abdullahi Farmajo met with army chiefs on Monday in Mogadishu. Security issues were discussed in the meeting, according to sources. President Farmajo advised the army chiefs to strengthen the security of […]

Somalia

Madaxweyne Farmaajo oo saraakiisha ciidamada kulan kula yeeshay Muqdisho

July 31, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Isniin ah saraakiisha ciidamada kulan kula yeeshay gudaha Muqdisho. Kulanka ayaa diirada lagu saaray arrimaha ammaanka , sida ay ilo-wareedyadu sheegeen. Madaxweyne Farmaajo ayaa saraakiisha u […]

Somalia

Ugu yaraan 18 askari oo katirsan ciidamada AMISOM oo ku dhintay weerar gaadmo ah oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

July 30, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 18 askari oo katirsan ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ku dhintay weerar gaadmo ah oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose oo ay qaaday maleeshiyada Al-Shabaab, sida ilo-wareedyo dhanka […]

Puntland

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo guddoomiye cusub doortay

July 30, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga Doorashooyinka Puntland ee (TPEC) ayaa maanta oo Axad ah guddoomiye cusub ku doortay gudaha caasimada Puntland  ee Garoowe. Guddoomiyaha cusub ayaa ah Cabdiraxmaan Diiriye Qoorad oo loo yaqaan (Shuuqe). Ma jirin cid […]

Somalia

Ugu yaraan shan qof oo ku naf waayay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

July 30, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan shan qof ayaa ku geeriyootay toban kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho maanta oo Axad ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo dhanka caafimaadka iyo ammaanka ah. Qaraxa […]

English News

At least five killed in car bomb blast in Mogadishu

July 30, 2017 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) At least five people were killed and 10 others wounded in car bomb blast in Mogadishu on Sunday, security and medical sources say. The blast occurred near Waberi police station along the Maka […]

Somalia

Sawir-qaade Mukhtaar Nuur oo lagu xiray Muqdisho

July 29, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Haayada Nabadsugida NISA ayaa xirtay sawir-qaade Mukhtaar Nuur, sida ay sheegeen ururada warbaahinta. Mukhtaar ayaa maalintii saddexaad ku xiran gudaha magaalada Muqdisho, lamana yaqaan sababta loo xiray. Mukhtaar ayaa ah sawir-qaade ku caanbaxay inuu […]

Somalia

Xoghayihii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo xafiiska ku wareejiyay xoghayaha cusub

July 29, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Xoghayihii hore ee joogtada ahaa ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya Yaxye Cali Ibraahim ayaa xafiiska ku wareejiyay xoghayaha cusub Cabdullaahi Maxamed Xasan. Yaxye ayaa dukumentiyada xafiiska ku wareejiyay ninka badali doona ee Cabdullaahi […]

English News

Former Permanent Secretary of Somali Ministry of Interior hand over office to new secretary

July 29, 2017 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Former Permanent Secretary at the Somali Ministry of Interior Yahye Ali Ibrahim handed over office to new secretary Abdullahi Mohamoud Hassan. Yahye handed over the documents of the office to his successor Abdullahi […]

Posts navigation

1 2 … 12 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta

    June 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Bankiga Adduunka ayaa Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan si wax looga qabto dadaalada ka jawaabista abaarta, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Adduunka. “Xaaladdu waa mid murugo leh, Bankiga Adduunkana waxa uu [...]
  • Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab

    June 21, 2022 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso ayaa maanta oo Talaado ah dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dilal qorshaysan ka fuliyeen magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha [...]
  • Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub

    June 15, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xamza Cabdi Bare u magacaabay raysulwasaaraha cusub ee dalka. Magacaabista oo gelinkii dambe ee Arbacada laga sii daayay taleefishinka, ayaa madaxweynuhu kaga dhawaaqay raysulwasaaraha cusub, isagoona u [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Taliyaha ciidanka booliiska Puntland oo ka waramay sababta keentay in madaxweyne ku xigeenku uu shaqada ka joojiyo

    August 28, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Taliyaha ciidanka booliiska Puntland Janaraal Cabdulqaadir Faarax Ereg ayaa ka hadlay sababta keentay in madaxweyne ku xigeenku uu shaqada ka joojiyo. Shir saxaafadeed uu gudaha magaalada Garoowe ku qabtay maanta oo Isniin ah, [...]
  • Madaxweynaha Soomaaliya oo ku baaqay in gargaar deg-deg ah la gaarsiiyo dadka ay abaartu saamaysay

    June 1, 2022 0
    Baydhabo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo safar shaqo ku jooga magaalada Baydhabo ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku baaqay in gargaar deg-deg ah la gaarsiiyo dadka ay abaartu saamaysay. “Dadka [...]
  • Bandhiga buugaagta oo ka furmay Garoowe

    July 28, 2016 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Khamiis ah si rasmiya u furay bandhiga buugaagta ee Garoowe. Dhowr qoraa oo Soomaali ah oo uu kamidyahay suugaan uruuriyaha Soomaaliyeed, Axmed Faarax Idaajaa [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions