South-Central

Sawirku: Waa magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Ugu yaraan shan qof oo ku dhimatay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Beledweyne

Beledweyne-(Puntland Mirror) Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhimatay kadib markii qof qarax isku soo xiray uu isku qarxiyay makhaayad kutaala magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan maanta oo Axad ah, sida ay sheegeen dadka deegaanka iyo ilo-wareedyo caafimaad. Axmed Cabdi Deeqow, oo katirsan dadka deegaanka Beledweyne ayaa warsidaha Puntland Mirror u sheegay in qaraxa uu dhacay markii qof qarax isku soo[Read More…]

by September 10, 2017 0 comments Somali News, South-Central
Wiil yar oo ay Al-Shabaab askaraysay. [Sawirka: Archive]

Caruurta yar yar ee kunool deegaanada bartamaha Soomaaliya oo ka cararaya askar qorista Al-Shabaab

Muqdisho-(Puntland Mirror) In ka badan 100 caruur aha oo ka carartay deegaanada ay maamulaan maleeshiyada Al-Shabaab ee bartamaha Soomaaliya ayaa gaaray magaalo xeebeedka Cadale, iyaga oo raadinaya in ay naftooda la cararaan. Wareysi uu siiyay idaacada laanta Af-Soomaaliga ee VOA, guddoomiyaha tuulada Cadale Muuse Maxamed Axmed ayaa sheegay in caruurtu ay kasoo carareen olole ay Al-Shabaab ku qoranayso dagaalyahano cusub.[Read More…]

Bisha barakaysan ee Ramadaan  oo laga arkay gudaha Soomaaliya. [Sawirka: Archive]

Bisha barakaysan ee Ramadaan oo laga arkay gudaha Soomaaliya

Garoowe-(Puntland Mirror) Bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa laga arkay gudaha Soomaaliya gaar ahaan gobolada Puntland, gobolada dhexe, gobolada Koonfur-galbeed iyo Somaliland, dadka deegaanka ayaa u sheegay warsidaha Puntland Mirror. Masuuliyiinta Soomaalida ayaa iclaamiyay in maalinta kowaad ee Ramadaan ay kowtahay beri oo Sabti ah. Gudaha dalka, masaajidyada ayaa bilaabay salaada Taraawiixda, taasoo la tukado inta lagu guda jiro bisha barakaysan.[Read More…]

Koox looga shaki qabo burcadbadeed oo dooni ganacsi ku afduubtay xeebta gobolka Mudug. [Sawirka: Archive]

Koox looga shaki qabo burcadbadeed oo dooni ganacsi ku afduubtay xeebta gobolka Mudug

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Kuwo looga shaki qabo Burcadbadeeda Soomaaliya ayaa dooni ganacsi ku afduubtay  xeebta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya, sida uu sheegay sarkaal. Guddoomiyaha degmada Hobyo ee gobolka Mudug, Cabdulaahi Axmed Cali, ayaa warbaahinta dowladda ee Radio Muqdisho u sheegay in doonida ay siday badeeco ay ka keentay magaalada Dubai ee dalka Isutaga Imaaraatka Carabta ayna ku socotay magaalo xeebeedka[Read More…]

Afar katirsan shaqaalaha haayada Save the Children oo maleeshiyaad looga shaki qabo Al-Shabaab ay ku afduubteen gobolka Hiiraan

Afar katirsan shaqaalaha haayada Save the Children oo maleeshiyaad looga shaki qabo Al-Shabaab ay ku afduubteen gobolka Hiiraan

Beledweyne-(Puntland Mirror) Afar xubnood oo katirsan shaqaalaha haayada Save The Children, oo ay kamidyihiin saddex Soomaali ah oo shaqaalaha gargaarka ah ayaa lagu afduubtay gudaha gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya, waxaana looga shaki qabaa maleeshiyada Al-Shabaab, sida uu sheegay sargaal katirsan dowladda maanta oo Jimce ah. Afduubashada ayaa shalay oo Khamiis ahayd ka dhacday gudaha tuulada Xujun oo kutaala duleedka[Read More…]

by February 24, 2017 0 comments Somali News, South-Central
Maleeshiyada Al-Shabaab oo ciidamada Galmudug kala wareegay magaalada Camaara ee gobolka Mudug.[Xigashada Sawirka: Al Jazeera]

Maleeshiyada Al-Shabaab oo ciidamada Galmudug kala wareegay magaalada Camaara ee gobolka Mudug

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ayaa la wareegay gacan ku haynta magaalada Camaara ee gobolka Mudug kadib dagaal culus oo Al-Shabaab iyo ciidamada maamulka Galmudug maanta oo Talaado ah halkaas ku dhexmaray, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Ilo-wareedyo dadka deegaanka ah oo codsaday in aan magacooda la sheegin ayaa warsidaha Puntland Mirror u sheegay in maleeshiyadu ay weerar culus ku[Read More…]

by February 21, 2017 0 comments Somali News, South-Central
Dagaal culus oo u dhaxeeya Galmudug iyo Al-Shabaab oo ka qarxay gudaha gobolka Mudug. [Sawirka: Archive]

Dagaal culus oo u dhaxeeya Galmudug iyo Al-Shabaab oo ka qarxay gudaha gobolka Mudug

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Dagaal culus ayaa ka qarxay deegaanka Camaara ee gobolka Mudug, sida ay ilo-wareedyadu sheegeen. Dagaalka oo u dhaxeeya Al-Shabaab iyo maleeshiyada Galmudug oo ay taageerayaan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa bilaabmay saakay oo Arbaco ah. Ilo-wareedyada ayaa sheegaya, in dhinacyada dagaalamaya ay adeegsanaayan hubka culus, diyaarado looga shaki qabo in Mareykanku leeyahay ayaa sidoo kale ka qeybqaadanaya dagaalka. Labada[Read More…]

by February 15, 2017 0 comments Somali News, South-Central
Ciidamada dowladda Soomaaliya[Sawirka: Archive]

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ugu yaraan shan dagaalyahan oo Al-Shabaab ah ku dilay gobolka Bay

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay taageerayaan xoogaga AMISOM ayaa howlgal ku qaaday deegaanka Seydheeloow ee gobolka Baay ee koonfurta Soomaaliya, waxayna ku dileen ugu yaraan shan dagaalyahan oo Al-Shabaab ah, sida uu sheegtay sargaal shalay oo Khamiis ahayd. Wasiirka dhaqancelinta maleeshiyaadka maamul goboleedka Koonfur-galbeed Xasan Xuseen Maxamed oo saxaafada kula hadlay magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ciidamo gaar[Read More…]

by January 6, 2017 0 comments Somali News, South-Central
Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo maleeshiyada Al-Shabaab oo ka qarxay magaalada Afgooye. [Sawirka: Reuters]

Ugu yaraan 7 qof oo lagu dilay dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab oo ka dhacay Afgooye

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan todob qof oo ay kamidyihiin saddex katirsanaa ciidamada NISA iyo afar dagaalyahan oo Al-Shabaab ah ayaa ku dhimatay kadib markii dagaal culus ka qarxay magaalada Afgooye oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al-Shabaab maanta oo Khamiis ah, sida uu sheegay sargaal NISA katirsan oo ay soo xigatay wakaalada wararka Anadolu. Cabdiraxmaan Axmed Xasan, oo[Read More…]

by December 29, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Maleeshiyada Al-Shabaab oo dib u la wareegay degmada Moqokori kadib markii ciidamada is-bahaysanaya ay baneeyeen

Maleeshiyada Al-Shabaab oo dib u la wareegay degmada Moqokori kadib markii ciidamada is-bahaysanaya ay baneeyeen

Muqdisho-(Puntland Mirror) Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa dib u la wareegay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan kadib markii ay ka baxeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM, sida ay ilo-wareedyadu sheegayaan. Maleeshiyo aad u hubaysan oo wata baabuurta gaashaaman ayaa subaxnimadii Arbacada gudaha u galay degmada kadib markii ay ka tageen xoogaga is-bahaysanaya, sida ay ilo-wareedyadu sheegeen. Moqokori ayaa ah degmo kutaala[Read More…]

by December 28, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Scroll Up