• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ June 25, 2022 ] Golaha DFS oo si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare Somalia
  • [ June 23, 2022 ] Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta Somalia
  • [ June 21, 2022 ] Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab Puntland
  • [ June 15, 2022 ] Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub Somalia
  • [ June 15, 2022 ] Kalfadhiga 50-aad ee baarlamaanka Puntland oo ka furmay Garoowe Puntland
Home2017August

Month: August 2017

English News

Somali government handed over former ONLF commander to Ethiopia

August 31, 2017 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Somali government handed over former ONLF commander Abdikarim Sheikh Muse known as Qalbi Dhagax to Ethiopia, NISA chief Abdullahi Mohamed Sanbalooshe confirmed to the reporters. NISA forces arrested Qalbi Dhagax in Galkayo last […]

Somalia

Dowladda Soomaaliya oo sargaal hore oo katirsanaa ONLF u gacan gelisay Itoobiya

August 31, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dowladda Soomaaliya ayaa sargaal hore oo katirsanaa ONLF ku wareejisay Itoobiya, sida uu warbaahinta u sheegay taliyaha NISA Cabdullaahi Maxamed Sanbalooshe. Asbuucii lasoo dhaafay, ciidamada NISA ayaa Cabdikariim Shiikh Muuse oo loo yaqaan […]

Puntland

Shir ay hoggaaminayso Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka dhici doona gudaha magaalada Garoowe

August 30, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Shir ay hoggaaminayso Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhici doona gudaha magaalada Garoowe horaanta bisha soo socota ee September, sida ay ilo-wareedyo xog ogaal ah ay u sheegeen warsidaha […]

Puntland

ugu yaraan hal dagaalyahan oo lagu dilay kadib markii maleeshiyo looga shaki qabo Al-Shabaab ay weerareen saldhig ay ciidanka Puntland ku leeyihiin gobolka Mudug

August 30, 2017 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Maleeshiyaad looga shaki qabo Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada Puntland ku leeyihiin deegaanka Jeexdin ee gobolka Mudug maanta oo Arbaco ah, sida ay ku warantay idaacada maxaliga ah ee Radio […]

English News

At least one militant killed after suspected Al-Shabab attacked Puntland military barricade in Mudug region

August 30, 2017 Puntland Mirror 0

Galkayo-(Puntland Mirror) Suspected Al-Shabab militants attacked a Puntland military barricade in the area of Jehdin in the Mudug region on Wednesday, local FM, Radio Daljir reported. At least one militant was reportedly killed and several Puntland […]

English News

Puntland President’s Looming Trials and Tribulations

August 29, 2017 Puntland Mirror 0

Puntland president Abdiweli Mohamed Ali Gas said in his election campaign for Puntland presidency in October 2014 that, “Puntland is like a very nice, pretty, clean young woman who unfortunately happens to marry alcoholics”. The […]

Somalia

Sargaal katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo isku dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Gedo

August 29, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Sargaal katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa isku dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo, sida ilo-wareedyo ciidamada ah ay u xaqiijiyeen warsidaha Puntland Mirror. Sargaalka oo magaciisa la dhaho Adam […]

Puntland

Taliyaha ciidanka booliiska Puntland oo ka waramay sababta keentay in madaxweyne ku xigeenku uu shaqada ka joojiyo

August 28, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Taliyaha ciidanka booliiska Puntland Janaraal Cabdulqaadir Faarax Ereg ayaa ka hadlay sababta keentay in madaxweyne ku xigeenku uu shaqada ka joojiyo. Shir saxaafadeed uu gudaha magaalada Garoowe ku qabtay maanta oo Isniin ah, […]

Puntland

Diyaarad aan la aqoon cida iska leh oo duqaysay deegaano miyi ah oo kuyaala gobolka Gardafuu

August 28, 2017 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Diyaarad aan la aqoon cida iska leh ayaa duqaysay deegaano miyi ah oo kuyaala gobolka Gardafuu shalay oo Axad ahayd, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Ayaanle Xuseen Cali, oo kamid ah dadka deegaanka […]

English News

Unidentified warplane bombarded remote areas in Garfadu region

August 28, 2017 Puntland Mirror 0

Bosaso-(Puntland Mirror) Unidentified warplane bombarded remote areas in Garfadu region of Puntland on Sunday, residents said. Ayanle Abdullahi Ali, a resident of Alula district who witnessed the bombardment, told Radio Daljir that unidentified warplane bombarded […]

Posts navigation

1 2 … 12 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta

    June 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Bankiga Adduunka ayaa Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan si wax looga qabto dadaalada ka jawaabista abaarta, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Adduunka. “Xaaladdu waa mid murugo leh, Bankiga Adduunkana waxa uu [...]
  • Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab

    June 21, 2022 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso ayaa maanta oo Talaado ah dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dilal qorshaysan ka fuliyeen magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha [...]
  • Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub

    June 15, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xamza Cabdi Bare u magacaabay raysulwasaaraha cusub ee dalka. Magacaabista oo gelinkii dambe ee Arbacada laga sii daayay taleefishinka, ayaa madaxweynuhu kaga dhawaaqay raysulwasaaraha cusub, isagoona u [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Banaanbax lagu taageerayo Madaxweyne Farmaajo oo ka dhacay Muqdisho

    December 10, 2018 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Boqolaal dad ah ayaa Muqdisho isugu soo baxay maanta oo Isniin ah si ay u taageeraan madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Dadka ayaa watay boorar ay ku qoranyihiin hal-ku-dhigyo lagu taageerayo [...]
  • Dabley Al-Shabaab ah oo Boosaaso ku dhaawacday taliye ku-xigeenka ciidamada booliiska Puntland

    December 15, 2016 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Dablay hubaysan oo Al-Shabaab katirsan ayaa magaalada Boosaaso ku dhaawacday taliye ku-xigeenka booliiska Puntland Jaamac Saxardiid. Taliyaha ayaa loola cararay isbitaalka guud ee magaalada Boosaaso halkaas oo lagu dabiibayo, sida ay ilo-wareedyo caafimaad sheegeen. [...]
  • Air Djibouti oo shil ku gashay garoonka diyaaraddaha Garoowe, ma jirto wax khasaare ah

    December 2, 2020 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Diyaaradda Air Djibouti ayaa maanta oo Arbaco ah shil ku gashay garoonka diyaaraddaha ee Garoowe, sida ay sheegeen masuuliyiinta garoonka iyo maamulka diyaaradda. Diyaaradda oo nooceedu ahaa Boeing 737 ayaa ka baxday dhabaha [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions