• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ January 18, 2021 ] Milatariga Mareykanka oo sheegay in ay dhammeystireen kala bixista ciidankooda Soomaaliya Somalia
  • [ January 16, 2021 ] Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca Shillin Soomaaliga gudaha Puntland oo soo saaray awaamiir cusub Puntland
  • [ January 14, 2021 ] Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Baay Somalia
  • [ January 9, 2021 ] Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dowladdu ay samayn doonto mushahaar kordhin 2021 Puntland
  • [ January 3, 2021 ] Saddex xubnood oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyntii ugu horeysay oo Mareykanku ka fuliyo Soomaaliya sanadka 2021 Somalia
Home2020February

Month: February 2020

Somalia

Labo maleeshiyo oo Al-Shabaab ah oo lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay Shabeellaha Hoose

February 29, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Labo maleeshiyo oo katirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay gudaha Soomaaliya. Duqeynta ayaa Jimcadii ka dhacday deegaanka Kuunya Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) […]

Somalia

Ugu yaraan 11 qof oo ku dhimatay dagaal u dhaxeeya ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ahlu Suna Waljamaaca

February 28, 2020 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhimatay dagaal u dhaxeeya ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maleeshiyada Ahlu Suna Waljamaaca, oo ah koox diimeed door weyn ka qaadatay dagaalka ka dhanka ah xagjiriinta Al-Shabaab. […]

English News

IMF says has financing to provide $334 million in debt relief to Somalia

February 27, 2020 Puntland Mirror 0

The International Monetary Fund said on Wednesday it had secured sufficient financing to provide $334 million in debt relief to Somalia, a milestone the bank said brought it one step closer to a decision on […]

Somalia

IMF oo sheegtay in ay heshay $334 milyan si loogu bixiyo deyn cafiska Soomaaliya

February 27, 2020 Puntland Mirror 0

Nairobi-(Puntland Mirror) Haayada Lacagta Adduunka ee IMF ayaa sheegtay Arbacadii in ay heshay lacag ku filan si loogu bixiyo $334 milyan loogu bixiyo deyn cafiska Soomaaliya,  taasoo waddo fiican u ah hal tilaabo oo horey […]

Somalia

Isku dhac u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland oo ka dhacay gobolka Sanaag

February 26, 2020 Puntland Mirror 0

Badhan-(Puntland Mirror) Isku dhac ayaa ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland maanta oo Arbaco ah ku dhexmaray deegaan u dhow magaaada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag, sida bog wareedka Puntland Mirror ay u sheegeen ilo-wareedyo deegaanka ah. […]

Somalia

Mareykanka oo sheegay in ay duqeyn ku dileen sargaal sare oo Al-Shabaab ah oo gacan ka geystay weerarkii saldhiga Manda Bay

February 26, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gudaha Soomaaliya ayaa lagu dilay sargaal sare oo katirsan Al-Shabaab kaasoo gacan ka geystay weerarkii bishii hore ee saldhiga Mareykanka ee Kenya, sida ay sheegeen milatariga Mareykanku Talaadadii. […]

Somalia

Shirkada Hormuud oo sheegtay in mid kamid ah shaqaalaheeda lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka fuliyay Jilib

February 25, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Shirkada Hormuud ayaa sheegtay in mid kamid ah shaqaalaheeda lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay deegaanka Jilib ee gobolka Jubbada Hoose. Masuuliyiin katirsan shirkada Hormuud ayaa warbaahinta u sheegay in ninka duqeynta […]

Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo dib ugu soo laabtay magaalada Boosaaso

February 24, 2020 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah dib ugu soo laabtay magaalada Boosaaso, ee xarunta ganacsiga Puntland. Madaxweynaha ayaa muddo asbuuc ah safar ku joogay dalka Jabuuti, halkaas oo […]

Somalia

Labo maleeshiyo oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay gobolka Jubbada Dhexe

February 23, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Mareykanka ayaa duqeyn ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka geystay gudaha Soomaaliya, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay ku sheegeen war-saxaafadeed ay soo saareen maanta oo Axad ah. Duqeynta oo Sabtidii ka […]

Somalia

Xisbiyada mucaaradka Somaliland oo sheegay in Muuse Biixi uu fashilmay, kuna baaqay doorasho deg-deg ah

February 22, 2020 Puntland Mirror 0

Hargeysa-(Puntland Mirror) Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi in uu ku fashilmay hoggaanka maamulkaas. Shir saxaafadeed maanta oo Sabti ah ay si wadajir ah ugu qabteen Hargeysa labada xisbi ee […]

Posts navigation

1 2 … 4 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca Shillin Soomaaliga gudaha Puntland oo soo saaray awaamiir cusub

    January 16, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca ku yimdi Shillin Soomaaliga gudaha Puntland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo ay kamidyihiin in canshuurta dekada 20% lagu bixiyo Shillin Soomaali.
  • Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Baay

    January 14, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay deegaanka Buulo Fuulay ee gobolka Bay Arbacadii, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay ku sheegeen war-saxaafadeed. Hal xarun oo ay [...]
  • Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dowladdu ay samayn doonto mushahaar kordhin 2021

    January 9, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Shaqaalaha rayid ah, golaha wasiiradda, golaha baarlamaanka, iyo ciidamada qalabka sida ee Dowladda Puntland ayaa loo kordhin doonaa mushahaarka laga bilaabo bishaan Janaayo 2021, sidaa waxaa munaasibad lagu qabtay Garoowe ka sheegay Madaxweyne [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Xoghayaha Qaramada Midoobay oo sheegay in Soomaaliya ay sameynayso horumar balse ay waajib tahay la dagaalanka xagjirnimada

    May 21, 2019 0
    New York-(Puntland Mirror) Soomaaliya waxa ay sameynaysaa horumar ku aadan dhismaha dowlad shaqeynaysa balse weli waxaa waajib ah la dagaalanka dhibaabatada xagjirnimada, argagixisada, colaadaha hubeysan, xasilooni darada siyaasadeed iyo musuqmaasuqa, sidaa waxaa warbixin ku sheegay [...]
  • Erdogan calls on US to extradite Fethullah Gulen

    July 17, 2016 0
    Istanbul-(Puntland Mirror) Turkish President Recep Tayyip Erdogan has accused exiled Turkish businessman, Fethullah Gulen of arranging the attempted coup and is demanding the US extradite him. Fethullah Gulen, who lives in Pennsylvania, refused to be [...]
  • Dadaab closure top Uhuru, Somalia President Hassan Mohamud talks

    June 7, 2016 0
    President Uhuru Kenyatta and his Somalia counterpart Hassan Sheikh Mohamud on Tuesday held bilateral talks at State House, Nairobi. The talks between the two Presidents focused on the decision to close the Dadaab refugee camp, [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions