• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ June 25, 2022 ] Golaha DFS oo si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare Somalia
  • [ June 23, 2022 ] Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta Somalia
  • [ June 21, 2022 ] Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab Puntland
  • [ June 15, 2022 ] Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub Somalia
  • [ June 15, 2022 ] Kalfadhiga 50-aad ee baarlamaanka Puntland oo ka furmay Garoowe Puntland
Home2021October

Month: October 2021

Puntland

Ciidamada Puntland oo iska difaacay weerar ay Al-Shabaab ku qaaday saldhig ciidan oo kuyaala deegaanka Af-urur

October 30, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada Puntland ayaa iska difaacay weerar ay maleeshiyada Al-Shabaab ku soo qaadeen saldhig ciidan oo kuyaala deegaanka Af-urur ee gobolka Bari maanta oo Sabti ah, sida ilo-wareedyo katirsan haayadaha ammaanka ay u sheegeen […]

Puntland

TPEC oo ku dhawaaqday natiijada doorashada goleyaasha deegaanka ee Qardho, Eyl iyo Ufeyn

October 26, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga Kumeelgaarka ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa maanta oo Talaado ah ku dhawaaqay natiijada doorashadii dowladdaha hoose ee shalay ka dhacday degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn. Codadka la shaaciyay ayaa intooda waxaa […]

Puntland

Doorashadii ugu horeysay oo hal qof iyo hal cod ah oo ka bilaabmatay Puntland

October 25, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Doorashada hordhaca ah ee dowladdaha hoose ee Puntland ayaa maanta oo Isniin ah ka bilaabmay saddexda degmo ee Qardho, Eyl iyo Ufeyn. Doorashada oo ah tii ugu horeysay abid ee hal qof iyo […]

Somalia

Qaramada Midoobay oo sheegtay in ka badan 7,250 qof si khasab ah looga barakiciyay Laascaanood

October 16, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) In ka badan 7,250 qof ayaa si khasab ah uga barakacay magaalada Laascaanood iyo deegaamada ku hareeraysan, sida uu sheegay Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Isku-xirka Arrimaha Gargaarka (UNOCHA). In ka badan 3,300 […]

Somalia

ICJ oo inta badan Soomaaliya u xukuntay muranka badda ee kala dhaxeeya Kenya

October 12, 2021 Puntland Mirror 0

Hague-(Puntland Mirror) Maxkamada Caalamiga ee Cadaalada (ICJ) ayaa inta badan Soomaaliya u xukuntay muranka badda kala dhaxeeya Kenya, iyadoo xuduud badeed ka sameysay qeyb kamid ah Badweynta Hindiya oo la rumeysan yahay inay hodan ku […]

Somalia

Wasiirkii Amniga Galmudug oo is-casilay kadib markii ay Qoor-Qoor isku fahmi waayeen arrinta Ahlu Sunna Walj-amaaca

October 7, 2021 Puntland Mirror 0

Dhuusamareeb-(Puntland Mirror) Wasiirka Amniga maamul goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa is-casilaadiisa u gudbiyay Madaxweyne Qoor-qoor, sida uu ku sheegay qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebook-ka galabta oo Khamiis ah. Waxa uu ku sababeeyay iscasilaadiisa […]

Puntland

Puntland oo soo dhaweysay ku dhawaad 758 qof oo Somaliland ay kasoo masaafurisay Laascaano

October 3, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa soo dhaweysay ku dhawaad 758 qof oo Somaliland ay kasoo masaafurisay magaalada Laascaano, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha Puntland. “Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay bannaanka magaalada Gaalkacyo ku soo dhaweysay […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Cawil Mataan u magacaabay guddoomiyaha gobolka Nugaal

October 2, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Sabti ah u magacaabay Cawil Maxamed Xasan oo loo yaqaan Cawil Mataan guddoomiyaha gobolka Nugaal, sida lagu digreeto ka soo baxday madaxtooyada. Cawil Mataan […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay guddi kasoo talobixiya amniga magaalooyinka

October 2, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Sabti ah magacaabay guddi si ay uga soo talobixiyaan amniga magaalooyinka Puntland gaar ahaan caasimada Garoowe. Guddiga oo ka kooban saddex xubnood ayaa kala ah: […]

Follow on Facebook

Most Read

  • Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta

    June 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Bankiga Adduunka ayaa Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan si wax looga qabto dadaalada ka jawaabista abaarta, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Adduunka. “Xaaladdu waa mid murugo leh, Bankiga Adduunkana waxa uu [...]
  • Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab

    June 21, 2022 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso ayaa maanta oo Talaado ah dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dilal qorshaysan ka fuliyeen magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha [...]
  • Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub

    June 15, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xamza Cabdi Bare u magacaabay raysulwasaaraha cusub ee dalka. Magacaabista oo gelinkii dambe ee Arbacada laga sii daayay taleefishinka, ayaa madaxweynuhu kaga dhawaaqay raysulwasaaraha cusub, isagoona u [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Mareykanka oo sheegay in ay duqeyn ka dhan ah Al-Shabaab ka geysteen magaalo xeebeedka Xaradheere

    October 14, 2018 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Milatariga Mareykanka ee ku sugan Africa ayaa sheegay in ay qaadeen duqeyn ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab oo ka dhacay magaalo xeebeedka Xaradheere ee gobolka Mudug. Duqeynta ayaa dhacday 12 Oktoobar, iyada oo [...]
  • Al-Shabab oo weerar ku dishay hoggaamiye xarun diimeed oo kutaala koonfurta Gaalkacyo

    November 26, 2018 0
    Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Niman hubeysan oo katirsan Al-Shabaab iyo qof isku soo miidaamiyay gaari qarax ah ayaa weeraray xarun diimeed kutaala koonfurta magaalada Gaalkacyo, waxayna halkaas ku dileen hoggaamiye diimeedkii xaruntaas iyo sagaal qof oo xertiisa [...]
  • Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in haweenay indhoolo ah ay isku-qarxisay duqii Muqdisho

    August 9, 2019 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Haweenaydii is-qarxisay oo dishay duqii Muqdisho iyo lix qof oo kale ayaa ahayd indhoolad, taasoo ka shaqayn jirtay dowladda hoose ee Muqdisho, wasaaradda amniga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sidaa ku sheegtay war-saxaafadeed maanta [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions