Qarax miino oo ugu yaraan hal cunug ku dilay magaalada Gaalkacyo
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ugu yaraan hal cunug ayaa ku dhintay kadib markii bumbo ay ku ciyaarayeen ay ku qaraxday xerada barakacayaasha Salaama ee kutaala waqooyiga magaalada Gaalkacyo, sida ilo-wareed caafimaad uu u sheegay warsidaha Puntland Mirror. […]