• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ March 8, 2021 ] Wefdiga Soomaaliya ku metelaya dhageysiga dacwada u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya oo u safray Hague Somalia
  • [ March 6, 2021 ] Tirada dhimashada qaraxii makhaayada Luul Yemeni oo gaartay 22 qof Somalia
  • [ February 24, 2021 ] Puntland oo sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim u tahahy xal ka gaarista doorashooyinka Soomaaliya Puntland
  • [ February 23, 2021 ] Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo laga helay xanuunka COVID-19 Somalia
  • [ February 21, 2021 ] Duulimaadyada caalamiga ah oo dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho Somalia
Home2018November

Month: November 2018

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo soo saaray jadwalka doorashada

November 30, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa galabta oo Jimce ah soo saaray jadwalka soo xulista baarlamaanka cusub iyo doorashada madaxweynaha, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay xafiiskiisa. Bayaanka dhexdiisa, ayaa madaxweynuhu ku sheegay […]

Somalia

Saddex dagaalyahan oo Al-Shabaab ah oo lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka fuliyay gobolka Mudug

November 29, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Duqeyn diyaradaha Mareykanku ay ka geysteen gudaha Soomaaliya ayaa lagu dilay saddex dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab, sida ay sheegeen Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM). Duqeynta ayaa Talaadadii ka dhacday deegaanka Qay Cad ee […]

Somalia

Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Afrika oo Muqdisho yimid

November 28, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Afrika Thomas D. Waldhauser ayaa safar ku yimid Muqdisho Talaadadii. Intii lagu guda jiray safarka, Waldhauser ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo masuuliyiinta sare ee […]

Puntland

Madaxweyne Cabdiweli ma waxa uu u baxay safar olole?

November 27, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wax ka yar 40 beri ayaa ka harsan muddo shan sanno ah oo Cabdiweli Maxamed Cali uu ahaa Madaxweynaha Puntland. Inkastoo uusan weli si rasmi ah ugu dhawaaqin in uu mar labaad tartamayo, […]

Somalia

Saddex qof oo lagu dilay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

November 26, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan saddex qof ayaa lagu dilay kadib markii gaari qarax ah lagu qarxiyay irida hore ee dukaamo kuyaala degmada Wadajir ee Muqdisho maanta oo Isniin ah, sida ay sheegeen goobjoogayaal iyo ilo-wareedyo […]

Somalia

Al-Shabab oo weerar ku dishay hoggaamiye xarun diimeed oo kutaala koonfurta Gaalkacyo

November 26, 2018 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Niman hubeysan oo katirsan Al-Shabaab iyo qof isku soo miidaamiyay gaari qarax ah ayaa weeraray xarun diimeed kutaala koonfurta magaalada Gaalkacyo, waxayna halkaas ku dileen hoggaamiye diimeedkii xaruntaas iyo sagaal qof oo xertiisa […]

Puntland

Puntland oo beenisay in Dowladda Federaalka Soomaaliya lacag ugu deeqday wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo

November 25, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa beenisay in aysan jirin lacag ay si rasmi ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu deeqday dhismaha wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Puntland. “Dawladda Puntland waxay la wadaagaysaa ummadda […]

Puntland

Ciidamada PSF Puntland oo sheegay in ay fashiliyeen weerar Al-Shabaab gudaha buuraha Galgala

November 24, 2018 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Ciidamada Ammaanka Puntland ee PSF ayaa maanta oo Sabti ah sheegay in ay fashiliyeen weerar ay Al-Shabaab qorsheynaysay in ay ku bartilmaameedsato saldhigyada ciidamada Puntland ee buuraha Galgala. “Ciidanka PSF waxay hawlgalkan ku bartilmaameedsadeen […]

English News

PSF says it thwarts Al-Shabab attack in Galgala Mountains, killing 13 fighters

November 24, 2018 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland Security Forces (PSF) on Saturday said they have foiled an attack that Al-Shabab planned to target Puntland military bases in Galgala hills. “PSF forces carried out an operation in the areas of […]

Somalia

NISA oo miinada dhulka lagu aaso ku fashilisay gudaha Muqdisho

November 23, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Haayada sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in ay fashiliyeen miinada dhulka lagu aaso oo ay Al-Shabaab gelisay degmada Heliwaa ee Muqdisho. “Wada shaqayn dhaxmartay ciidamada Police-ka, NISA iyo shacabka degmada Heliwaa ayaa […]

Posts navigation

1 2 … 6 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Tirada dhimashada qaraxii makhaayada Luul Yemeni oo gaartay 22 qof

    March 6, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Tirada dhimashada qaraxii gelinkii dambe ee Jimcada ka dhacay makhaayad kutaala Muqdisho ayaa gaartay 22 qof, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan laamaha ammaanka. Qaraxa ayaa ka dhacay makhaayada Luul Yemeni, taasoo ah meherad [...]
  • Puntland oo sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim u tahahy xal ka gaarista doorashooyinka Soomaaliya

    February 24, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim tahahy si horey loogu sii socdo oo xal looga gaaro doorashooyinka Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada subaxnimadii hore ee Arbacada. [...]
  • Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo laga helay xanuunka COVID-19

    February 23, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa laga helay xanuunka COVID-19 waxaana uu ku karantiilanyahay dalka Burundi. “Maalintii sideedaad ayaan ku jiraa karantiil dalka Burundi oo aan umid shir maxaa yeelay waxaa igu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Qatar oo $20 milyan oo taageero miisaaniyadeed ah ugu deeqday Soomaaliya

    February 28, 2019 0
    Doha-(Puntland Mirror) Dalka Qatar ayaa Arbacadii sheegtay in ay taageero miisaaniyadeed siinayso Soomaaliya sanadka 2019. Amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa qasrigiisa kulan kula yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, intii uu [...]
  • Guddiga doorashada dadban ee heer Puntland oo ku dhawaaqay wakhtiga la qabanayo codaynta xubnaha aqalka hoose

    October 31, 2016 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga doorashada dadban ee heer Puntland ayaa maanta oo Isniin ah caasimada Puntland ee Garoowe kaga dhawaaqay wakhtiga ay bilaabmi doonto cod bixinta aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban [...]
  • Ganacsade lagu dilay magaalada Boosaaso

    December 13, 2018 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Nin ganacsade ah ayaa saakay oo Khamiis ah lagu dilay magaalada Boosaaso, sida ay warsidaha Puntland Mirror u sheegeen ilo-wareedyo katirsan dadka deegaanka. Ganacsadaha ayaa waxaa toogtay niman aan la garanayn haybtooda oo [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions