Ciidamadda Ammaanka Puntland ee PSF oo sheegay in ay 18 dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab ku dileen howlgal ka dhacay Buuraha Caalmadow
Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamadda Ammaanka Puntland ee PSF ayaa sheegay in ay 18 dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab ku dileen howlgal ka dhacay Buuraha Caalmadow saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay, PSF ayaa ku sheegtay bayaan ay ku […]