• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ June 29, 2022 ] Devastating Drought to Push Somalia’s Inflation to Near Double Digits English News
  • [ June 25, 2022 ] Golaha DFS oo si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare Somalia
  • [ June 23, 2022 ] Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta Somalia
  • [ June 21, 2022 ] Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab Puntland
  • [ June 15, 2022 ] Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub Somalia
Home2019April

Month: April 2019

Puntland

Tonan nin oo lagu eedeeyay in ay gabar-yar ku kufsadeen kuna dileen Gaalkacyo oo maxkamad la hor geyn doono dhawaan

April 29, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Toban nin oo lagu eedeeyay in ay kufsadeen kadibna dileen gabar yar ayaa maxkamad la soo taagi doonaa dhawaan, sida uu sheegay xeer ilaaliyaha guud ee Puntland. Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Puntland, […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo dhaliilay sidii loo maareeyay soo xulista guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya

April 28, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Mdaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uu dhaliilsanyahay sida loo maareeyay soo xulista guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya. Shir jaraai’d oo uu ku qabtay xarunta madaxtooyada, Deni ayaa ku tilmaamay […]

Editorial

Madaxweyne Deni ma waxa uu wax ka badalay habkii soo dhaweynta madaxda Puntland?

April 27, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Tobankii sanno ee u dambeysay madaxda Puntland waxay caan ku ahaayeen in dad badan ay soo dhaweeyaan mar walba oo ay dalka ku soo noqonayaan. Soo dhaweyntaas ayaa ahayd in dad shacab ah […]

Puntland

Saddex dagaalyahan oo katirsan ISIS oo lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka fuliyay gudaha Puntland

April 27, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Saddex dagaalyahan oo katirsan ISIS ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka fuliyay gudaha Puntland, sida taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay ku sheegeen bayaan maanta oo Sabti ah. Duqeynta ayaa ka dhacday […]

English News

Three ISIS fighters killed in US airstrike in Puntland

April 27, 2019 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Three ISIS fighters were killed in US airstrike in Puntland, the US Africa Command said in a statement on Saturday. The strike occurred in Golis Mountains of Bari region on Friday, according to […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku soo laabtay kadib safaro uu ku tagay Imaaraatka Carabta iyo Kenya

April 27, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Sabti ah dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Madaxweynaha ayaa asbuucyadii dhawaa ee lasoo dhaafay safaro ku tagay dalalka Imaaraatka Carabta […]

Somalia

Madaxweynayaasha Puntland, Galmudug iyo Jubbaland oo wadahadal la yeeshay safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya

April 26, 2019 Puntland Mirror 0

Nairobi-(Puntland Mirror) Madaxweynayaasha Puntland, Galmudug iyo Jubbaland ayaa wadahadal la yeeshay safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Donald Yamamoto. Kulanka oo ka dhacay magaalada Nairobi maanta oo Jimce ah, ayaa diirada lagu saaray arrimaha ammaanka, federaalka, […]

Puntland

Xildhibaano katirsan aqalka sare oo kasoo jeeda Puntland oo Garoowe u yimid wadatashi

April 25, 2019 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Xildhibaano katirsan aqalka sare oo kasoo jeeda Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah yimid magaalada Garoowe, ee caasimada Puntland. Xildhibaanada oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ujeedka safarkooda Garoowe uu yahay sidii […]

Puntland

Qaraxa wadada dhinaceeda la dhigo oo lala beegsaday gaariga guddoomiyaha gobolka Bari

April 24, 2019 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Qaraxa wadada dhinaceeda la dhigo ayaa lala beegsaday gaariga guddoomiyaha gobolka Bari. Sida ilo-wareedyo katirsan haayadaha ammaanka ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror, qaraxa ayaa saakay oo Arbaco ah lala eegtay gaariga guddoomiyaha […]

Somalia

Sargaal sare oo katirsanaa Al-Shabaab oo isku dhiibay dowladda federaalka Soomaaliya

April 24, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Sargaal sare oo katirsanaa Al-Shabaab ayaa isku dhiibay dowladda federaalka Soomaaliya, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan haayadaha ammaanka. Sargaalka is dhiibay ayaa magaciisa lagu sheegay Aadan Cabdi Maxamed oo loo yaqaan “Aadan Cobe”, […]

Posts navigation

1 2 … 5 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta

    June 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Bankiga Adduunka ayaa Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan si wax looga qabto dadaalada ka jawaabista abaarta, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Adduunka. “Xaaladdu waa mid murugo leh, Bankiga Adduunkana waxa uu [...]
  • Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab

    June 21, 2022 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso ayaa maanta oo Talaado ah dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dilal qorshaysan ka fuliyeen magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha [...]
  • Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub

    June 15, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xamza Cabdi Bare u magacaabay raysulwasaaraha cusub ee dalka. Magacaabista oo gelinkii dambe ee Arbacada laga sii daayay taleefishinka, ayaa madaxweynuhu kaga dhawaaqay raysulwasaaraha cusub, isagoona u [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Taliyihii nabadsugida Puntland ee gobolka Mudug oo lagu dilay Gaalkacyo

    November 18, 2019 0
    Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Taliyihii nabadsugida Puntland ee gobolka Mudug Xaashi Aadan Cali ayaa fiidnimadii caawa oo Isniin ah lagu dilay magaalada Gaalkacyo, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan haayadaha ammaanka. Niman hubeysan ayaa toogtay taliyaha kadibna ka [...]
  • Sargaal katirsanaa nabadsugida dowladda Soomaaliya oo lagu dilay qarax gaari oo ka dhacay gudaha Muqdisho

    March 1, 2017 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Sargaal nabadsugida katirsanaa ayaa lagu dilay qarax gaari oo ka dhacay gudaha Muqdisho maanta oo Arbaco ah, sida ay goobjoogayaashu sheegeen. Sargaalka la dilay ayaa lagu magacaabay Aadan Isaaq, kaasoo la shaqayn jiray Haayada [...]
  • Nabadoon lagu dhaawacay magaalada Boosaaso

    March 1, 2020 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Cabdullaahi Cali Sugule, oo ah nabadoon iyo ganacsade ayaa si xun loo dhaawacay kadib markii niman hubeysan oo aan la aqoonsan ay ku weerareen meel u dhow gurigiisa magaalada Boosaaso fiidnimadii Sabtida, sida [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions