• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo agaasimaha cusub u magacaabay madaxtooyadda Somalia
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay Somalia
  • [ May 19, 2022 ] Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay? Somalia
  • [ May 17, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya Somalia
  • [ May 16, 2022 ] Madaxweyne Biden oo meelmariyay in markale ciidamada Mareykan ah dib loogu diro Soomaaliya Somalia
Home2018

Year: 2018

Puntland

Liiska baarlamaanka cusub ee Puntland oo la sii daayay

December 31, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga xalinta khilaafaadka ayaa sii daayay liiska cusub ee baarlamaanka Puntland. In ka badan 40 xubnood oo ka tirsan baarlamaanka ayaa ah kuwo cusub, oo intooda badan yihiin dhalinyaro, marka loo fiirsho liiska […]

English News

List of new Puntland parliament released

December 31, 2018 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland vetting committee have announced the list of new parliament on Monday afternoon. More than 40 members of the parliament are fresh, mostly young, according to the released list. Only one member in […]

Somalia

Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2019

December 30, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay miisaaniyadda 2019-ka. Kadib labo maalmood oo ka doodis ah 174 xildhibaan oo kulanka soo xaadiray ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay miisaaniyada. Miisaaniyada […]

Puntland

Puntland waa maamul aysan u fududeyn in DFS ay farogelin ku sameyso: Falaanqeeye

December 29, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) 66 xildhibaan oo qaab beeleed lagu soo xulay ayaa 8-da Janaayo 2019 waxay dooran doonaan Madaxweynaha Puntland. In ka badan 25 musharax oo uu ku jiro madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali ayaa u loolamaya […]

Puntland

Puntland oo mamnuucday masuuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay soo galaan deegaankeeda

December 29, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa mamnuucday masuuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay ku jiraan wasiiradda, agaasimayaasha iyo saraakiisha dowladda in ay soo galaan deegaankeeda taasoo ah tilaabo ay ku rabto in ay kaga hortagto farogelin ku […]

Puntland

Labo askari oo katirsan ciidamada Puntland oo lagu dilay Boosaaso

December 28, 2018 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Labo askari oo katirsan ciidamada Puntland ayaa caawa fiidkii oo Jimce ah lagu dilay magaalada Boosaaso, sida uu sheegay sargaal katirsan laamaha ammaanka. Hal askari oo kale ayaa ku dhaawacmay weerarka, sargaalka, oo […]

English News

Two Puntland soldiers killed in Bosaso

December 28, 2018 Puntland Mirror 0

Bosaso-(Puntland Mirror) Two Puntland soldiers were shot dead by gunmen in Bosaso on Friday evening, a security official said. One soldier was also wounded in the attack, the official, who requested anonymity, told Puntland Mirror. […]

Puntland

Madaxweyne Cabdiweli oo Garoowe kusoo laabtay xilli mudadiisii xafiiska ay sii dhammaanayso

December 27, 2018 Puntland Mirror 0

  Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Khamiis ah Garoowe dib ugu soo laabtay kadib muddo dhowr asbuuc ah oo uu safar ugu maqnaa dalka Kenya. Dad shacab ah iyo masuuliyiin […]

Somalia

Shaqaale katirsan DFS oo ku dhaawacmay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

December 27, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Hal qof oo ah shaqaale katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa ku dhaawacmay qarax loogu xiray gaarigiisa oo ka dhacay Muqdisho maanta oo Khamiis ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan haayadaha ammaanka. Shaqaalaha qaraxa […]

Somalia

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo la wareegtay ciidamada booliiska Puntland

December 25, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegtay ciidamada booliiska Puntland, sida ay ku warantay idaacada maxaliga ah ee Radio Daljir, oo soo xiganaysa saraakiil katirsan ciidamada. Tirakoob ku saabsan ciidamada booliiska eek u sugan […]

Posts navigation

1 2 … 76 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay

    May 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib munaasibad lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa [...]
  • Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay?

    May 19, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in asbuuca soo socda uu la wareegi doono xafiiska, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Madaxweynaha [...]
  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya

    May 17, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu dhiggiisa Mareykanka Joe Biden ku amray in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya si ay ula [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Madaxweynaha la doortay ee Gambia Adama Barrow oo lagu dhaariyay gudaha dalka Senegal

    January 19, 2017 0
      Dakar-(Puntland Mirror) Adama Barrow, ninka ku guuleystay doorashada lagu murmay ee dalka Gambia, ayaa loo caleemo-saaray madaxweyne. Waxaa lagu dhaariyay safaarada uu dalkiisu ku leeyahay dalka Senegal, isaga oo amray askarta Gambia in ay [...]
  • Wasiirka warfaafinta DFS oo ku baaqay in ciidamo la geeyo magaalada Gaalkacyo

    October 12, 2016 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka warfaafinta dowlada federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ku baaqay in dowlada federaalka Soomaaliya ay ciidamo geyso magaalada Gaalkacyo, si ay u kala dhexgalaan colaada ka jirta magaalada Gaalkacyo ee u [...]
  • Qarax gaari oo laga cabsi qabo khasaaro badan oo ka dhacay Muqdisho

    December 28, 2019 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror)  Qarax laga soo buuxshay walxaha qarxa ayaa lala beegsaday xarun ay booliiska ku uruuriyaan canshuuraha oo kutaala gudaha Muqdisho saakay oo Sabti ah. Qaraxa ayaa laga cabsi qabaa in uu dhaliyay khasaaro badan [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions