Labo maleeshiyo Al-Shabaab ah oo lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay Shabeellaha Hoose

Maleeshiyada Al-Shabaab. [Xigashada Sawirka: Getty Images]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada Mareykanka ayaa duqeyn diyaaradeed ka geystay deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxayna ku dileen ugu yaraan labo maleeshiyo ah oo Al-Shabaab katirsanaa, sida ay bayaan ku sheegeen Taliska Mareykanka ee Afrika maanta oo Arbaco ah.

Weerarka ayaa dhacay subaxnimadii Isniinta, sida ay sheegeen Taliska Mareykanka ee Afrika.

Mareykanka ayaa kordhiyay duqeymihiisa diyaaradeed ee ka dhanka ah Al-Shabaab tan iyo sanadkii 2017.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*