Madaxweyne Farmaajo oo Donald Trump ka codsaday in uu Soomaaliya gacan ka siiyo dagaalka Al-Shabaab
Riyadh-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump kulan kula qaatay gudaha dalka Sucuudi Caraabiya ayaa ka codsaday in gacan uu ka siiyo dagaalka Al-Shabaab. Sida ay ilo-wareedyadu sheegeen, […]