• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ January 18, 2021 ] Milatariga Mareykanka oo sheegay in ay dhammeystireen kala bixista ciidankooda Soomaaliya Somalia
  • [ January 16, 2021 ] Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca Shillin Soomaaliga gudaha Puntland oo soo saaray awaamiir cusub Puntland
  • [ January 14, 2021 ] Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Baay Somalia
  • [ January 9, 2021 ] Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dowladdu ay samayn doonto mushahaar kordhin 2021 Puntland
  • [ January 3, 2021 ] Saddex xubnood oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyntii ugu horeysay oo Mareykanku ka fuliyo Soomaaliya sanadka 2021 Somalia
Home2019July

Month: July 2019

Puntland

Kalfadhiga 44-aad ee baarlamaanka Puntland oo soo xirmay

July 31, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Kalfadhiga 44-aad ee golaha baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta oo Arbaco soo xirmay, sida uu sheegay guddoomiyaha baarlamaanka. Intii kalfadhiga uu socday, kaasoo soo bilaabmay bartamihii bishii June, golaha baarlamaanka ayaa ka dooday arrimo […]

Business

Warshad samaysa tuubooyinka oo laga furay magaalada Garoowe

July 30, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Warshad samaysa tuubooyinka ayaa maanta oo Talaado ah laga furay magaalada Garoowe, ee caasimada Puntland. Abshir Cabdullaahi Diiriye oo kamid ah masuliyiinta shirkada ayaa sheegay in ay soo saari doonto tuubooyinka caaga ah […]

Puntland

Maxkamada ciidamada Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay askari lagu eedeeyay in uu fududeeyay dilka maamulhii DP World ee dekada Boosaaso

July 29, 2019 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada Puntland ayaa maanta oo Isniin ah xukun dil toogasho ah ku riday askari, sida uu sheegay guddoomiyaha maxkamada. Guddoomiyaha maxkamada ee ciidamada Puntland Cawil Axmed Faarax ayaa sheegay in askariga lagu […]

Puntland

Xubin muhiim ah oo katirsan maleeshiyada ISIS oo lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka fuliyay Puntland

July 29, 2019 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Xubin muhiim ah oo katirsan maleeshiyada ISIS ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed, sida taliska Mareykanka ee Afrika ay ku sheegeen war-saxaafadeed. Duqeynta ayaa Sabtidii ka dhacday buuraha Golis ee Puntland, sida ay talisku […]

English News

Key ISIS member killed in US airstrike in Puntland

July 29, 2019 Abdi Omar Bile 0

Garowe-(Puntland Mirror) A key member of ISIS militant was killed in a US airstrike, US Africa Command said in a statement. The strike happened in the Golis Mountains of Puntland on Saturday, according to the […]

Puntland

Puntland oo u diyaargaroobaysa dabaaldega sanadgeeradeeda 21-aad

July 28, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa isku diyaarinaysa dabaaldega sanadgeeradeeda 21-aad ee asaaska dowladnimadeeda oo ku beegan 1-da Agoosto. Garoowe oo ah caasimada Puntland ayaa waxaa ka socda diyaargaroowga ugu balaaran iyadoo labo beri ay ka harsanyihiin […]

Somalia

Dagaal dhexmaray jabhada uu hoggaamiyo Kornayl Caare iyo ciidamada maamulka Somaliland

July 27, 2019 Puntland Mirror 0

Ceerigaabo-(Puntland Mirror) Dagaal ayaa maanta oo Sabti ah gobolka Sanaag ku dhexmaray ciidamada maamulka Somaliland iyo jabhada uu hoggaamiyo Kornayl Caare. Dagaalka maanta ayaa ka dhacay buurta Tabca taasoo u dhow magaalada Ceerigaabo, sida ay […]

Somalia

Taliye cusub oo la wareegay AFRICOM iyadoo Mareykanku kordhiyay duqeymaha gudaha Soomaaliya

July 26, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Janaraal Stephen J. Townsend ayaa maanta oo Jimce ah la wareegay xafiiska, isaga oo hoggaamin doona taliska Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaan AFRICOM. Townsend ayaa sheegay in uu safarkiisa ugu horeeya uu […]

Puntland

Deni oo magacaabay golaha sare ee la-talinta Madaxweynaha

July 25, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay golaha sare ee la-talinta Madaxweynaha, sida lagu sheegay digreeto xalay ka soo baxday madaxtooyada. Guddiga ayaa ka kooban lix xubnood oo kala ah: 1. Nuuradiin […]

Puntland

Duqa Muqdisho oo ku dhawaacmay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xarunta dowladda hoose

July 24, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Qarax ismiidaamin ah ayaa ka dhacay xarunta dowladda hoose ee magaalada Muqdisho galabta oo Arbaco ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan haayadaha ammaanka. Qaraxa ayaa dhaawac culus waxa uu ka soo gaaray duqa […]

Posts navigation

1 2 … 5 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca Shillin Soomaaliga gudaha Puntland oo soo saaray awaamiir cusub

    January 16, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca ku yimdi Shillin Soomaaliga gudaha Puntland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo ay kamidyihiin in canshuurta dekada 20% lagu bixiyo Shillin Soomaali.
  • Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Baay

    January 14, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay deegaanka Buulo Fuulay ee gobolka Bay Arbacadii, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay ku sheegeen war-saxaafadeed. Hal xarun oo ay [...]
  • Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dowladdu ay samayn doonto mushahaar kordhin 2021

    January 9, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Shaqaalaha rayid ah, golaha wasiiradda, golaha baarlamaanka, iyo ciidamada qalabka sida ee Dowladda Puntland ayaa loo kordhin doonaa mushahaarka laga bilaabo bishaan Janaayo 2021, sidaa waxaa munaasibad lagu qabtay Garoowe ka sheegay Madaxweyne [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Ugu yaraan 10 qof oo ku dhimatay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

    March 13, 2017 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay qarax gaari oo ka dhacay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho maanta oo Isniin ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo dhanka ammaanka ah iyo dhanka caafimaadka. Gaari laga soo [...]
  • Madaxweynaha Puntland oo Cabdinaasir Biixi Soofe u magacaabay agaasimaha madaxtooyada

    February 25, 2017 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Sabti ah Cabdinaasir Biixi Soofe u magacaabay agaasimaha madaxtooyada, sida ay tilmaamayso digreeto ka soo baxday madaxtooyada oo ku taarikhaysnayd 24-ka Febaraayo, 2017, oo uu [...]
  • Suspected Al-Shabaab Member Arrested in Germany

    July 6, 2016 0
    German police have arrested suspected al-Shabab man after he returned to Germany from Somalia, according to the Wall Street Journal. The arrested man recognized as Abshir Ahmed, the police have detained him at Frankfurt airport, the [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions