Wareysi uu siiyay idaacada maxaliga ah ee Radio Daljir, Cowke ayaa sheegay in uusan weli aqoon sababta shaqo joojinta loogu sameeyay.
Afdalow ayaa sheegay in uu aqbalay shaqo joojinta uuna shaqada ku wareejiyay ku xigeenkiisa isaga oo ka jawaabcelinaya amarka kasoo baxay taliyaha.
Waxaa loo magacaabay taliyaha booliiska qeybta gobolka Mudug bartamihii bishii Janaayo ee sanadkan.