Raysulwasaaraha Turkiga oo lagu casumay shir-weynaha Soomaalida ee London
London-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha dalka Turkiga Binali Yildirim ayaa lagu casumay in uu ka qeybgalo shir-weynaha Soomaalida ee London oo la qaban doono bisha May 10 ilaa 12-ka, sida ay ku warantay wakaalada wararka dowladda ee […]