Madaxweynaha dowladda Puntland oo ka qaybgalay Shirka Madasha sare ee TANA oo ka dhacay Itoobiya
Bahir Dahir-(Puntland Mirror) Shirka Madasha sare ee TANA ee ammaanka Afrika ayaa ka furmay maanta oo Sabti ah magaalada Bahir Dahir ee dalka Itoobiya. Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa kamid ah marti sharafka […]