• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ January 18, 2021 ] Milatariga Mareykanka oo sheegay in ay dhammeystireen kala bixista ciidankooda Soomaaliya Somalia
  • [ January 16, 2021 ] Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca Shillin Soomaaliga gudaha Puntland oo soo saaray awaamiir cusub Puntland
  • [ January 14, 2021 ] Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Baay Somalia
  • [ January 9, 2021 ] Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dowladdu ay samayn doonto mushahaar kordhin 2021 Puntland
  • [ January 3, 2021 ] Saddex xubnood oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyntii ugu horeysay oo Mareykanku ka fuliyo Soomaaliya sanadka 2021 Somalia
Home2017October

Month: October 2017

Puntland

Puntland oo sheegtay in aysan jirin in lacag lagu kordhiyay ganacsatada isticmaasha dekada Boosaaso

October 30, 2017 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Puntland ayaa sheegtay in aysan waxba ka jirin in wax qiimo ah lagu kordhiyay ganacsatada badeecada kala degta dekada Boosaaso. Shir saxaafadeed ay Boosaaso ku qabteen maanta oo Isniin ah wasiirka dekadaha Puntland […]

Puntland

Wasiirkii Warfaafinta ee ugu horeeyay Puntland Cawad Casharo oo ku geeriyooday dalka Canada

October 30, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirkii Warfaafinta ee ugu horeeyay Puntland Cawad Axmed Casharo ayaa ku geeriyooday dalka Canada maanta oo Isniin ah, sida ay xaqiijiyeen qoyskiisa. Marxuum Casharo ayaa kaalin weyn kasoo qaatay dhismaha dowladda Puntland sanadkii […]

English News

Awad Asharo, Puntland’s first Minister of Information dies in Canada

October 30, 2017 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) The first Minister of Information of Puntland Awad Ahmed Asharo has passed way in Canada on Monday, his family confirmed. The late minister played a major role in the formation of Puntland state […]

Somalia

Shirka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada oo ka furmay magaalada Muqdisho

October 29, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Shirka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada ayaa maanta oo Axad ah si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha. Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Saiciid […]

.
Somalia

Golaha wasiiradda Soomaaliya oo shaqada ka ceyrshay taliyihii booliiska iyo agaasimihii nabadsugida

October 29, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha wasiiradda Soomaaliya ayaa shaqada ka ceyrshay taliyihii booliiska Cabdixakiin Daahir Saacid iyo agaasimihii nabadsugida Cabdulaahi Maxamed Sanbalooshe. Golaha ayaa go’aankan qaatay kadib kulan deg deg ah oo ay ku yeesheen Muqdisho maanta […]

.
English News

Somali cabinet fires police chief and intelligence director

October 29, 2017 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Somalia’s cabinet ministers fired police chief Abdihakin Dahir Saed and intelligence director Abdullahi Mohamed Sanbalooshe. The cabinet took the decision after an emergency meeting in Mogadishu on Sunday. The move came a day […]

Somalia

Ugu yaraan 10 qof oo ku geeriyooday qarax ka dhacay huteel kuyaala Muqdisho

October 28, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 10 qof ayaa ku geeriyooday qarax uu waday qof is-miidaamiyay oo lala beegsaday huteelka Naasahablood ee Muqdisho maanta oo Sabti ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo dhanka ammaanka iyo caafimaadka ah. Daqiiqado […]

English News

A least 10 killed in hotel attack in Mogadishu

October 28, 2017 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) At least 10 people were killed after a suicide car bomb was rammed into Naasahablood hotel in Mogadishu on Saturday, security and medical sources say. A few minutes later a car bomb exploded […]

Somalia

Xasan Cali Khayre: Saldhiga milatariga Turkiga wuxuu taageero ka geysan doonaa dhismaha ciidanka qaranka Soomaaliya

October 28, 2017 Puntland Mirror 0

Ankara-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in saldhiga milatariga Turkiga uu ka dhisay gudaha Soomaaliya uu kaalin ka qaadan doono dhismaha ciidanka Soomaaliya. “Saldhiga tababarka ee Turkiga wuxuu taageero ka geysan doonaa […]

Somalia

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo sheegay in shirka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada uu hal maalin dib u dhacay

October 28, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Shirka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada Soomaaliya kaasoo la qorsheeyay in 28-ka October uu ka dhaco Muqdisho ayaa dib u dhacay, sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid […]

Posts navigation

1 2 … 8 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca Shillin Soomaaliga gudaha Puntland oo soo saaray awaamiir cusub

    January 16, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca ku yimdi Shillin Soomaaliga gudaha Puntland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo ay kamidyihiin in canshuurta dekada 20% lagu bixiyo Shillin Soomaali.
  • Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn Mareykanku uu ka fuliyay gobolka Baay

    January 14, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Xubin katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay deegaanka Buulo Fuulay ee gobolka Bay Arbacadii, sida Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ay ku sheegeen war-saxaafadeed. Hal xarun oo ay [...]
  • Madaxweynaha Puntland oo sheegay in dowladdu ay samayn doonto mushahaar kordhin 2021

    January 9, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Shaqaalaha rayid ah, golaha wasiiradda, golaha baarlamaanka, iyo ciidamada qalabka sida ee Dowladda Puntland ayaa loo kordhin doonaa mushahaarka laga bilaabo bishaan Janaayo 2021, sidaa waxaa munaasibad lagu qabtay Garoowe ka sheegay Madaxweyne [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Wasiirka Amniga Puntland oo sheegay in ay isku diyaarinayaan dagaal ka dhan maleeshiyada Al-Shabaab ee ku sugan Buuraha Galgala

    June 8, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada Puntland ayaa isku diyaarinaya dagaal ka dhan maleeshiyada Al-Shabaab kadib markii ay weerar ku qaadeen saldhig ciidan oo kuyaala gudaha Buuraha Galgala gelinkii hore ee Khamiista. Isaga oo gudaha magaalada Garoowe kula [...]
  • Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ugu yaraan labo maleeshiyo Al-Shabaab ah ku diley gobolka Bakool

    December 2, 2016 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan labo maleeshiyo  Al-Shabaab ah ayaa lagu diley dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada Al-Shabaab oo ka dhacay gobolka Bakool maanta ooo Jimce ah, sida uu sheegay sargaal. Korneyl Teeso [...]
  • Ciidamada dowlada Ciraaq oo magaalada Faluuja kala wareegay kooxda ISIS

    June 26, 2016 0
        Ciidamada dowlada Ciraaq ayaa sheegay in ay qabsadeen meeshii ugu dambaysay oo ay ku xooganaayen maleeshiyada Dowlada Islaamika ah (ISIS) ee magaalada Faluuja. Madaxa la dagaalanka howlgalka argagixisada Janaraal Cabdulwaaxid al-Saadi ayaa sheegay [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions