Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo tagay magaalada Buuhoodle – Video
Buuhoodle-(Puntland Mirror) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiim Cumar Camay ayaa shalay oo Isniin ahayd tagay magalada Buuhoodle ee gobolka Ceyn. Madaxweyne ku xigeenka ayaa halkaas waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay dad weynaha reer […]