Ciidamada ammaanka Puntland oo dil toogasho ah ku fuliyay shan xubnood oo katirsanaa ururka Al-Shabaab
Boosaaso-(Puntland Mirror) Ciidamada ammaanka Puntland ee ku sugan magaalada Boosaaso ayaa toogasho ku fuliyay shan xubnood oo katirsanaa ururka Al-Shabaab, sida uu sheegay guddoomiyaha maxkamada ciidamada Puntland Cabdifataax Xaaji Aadan. Cabdifataax ayaa warbaahinta u sheegay in […]