Somalia

Mukhtaar Roobow oo is dhiibay

Baydhabo-(Puntland Mirror) Hoggaamiyihii hore ee Al-Shabaab Mukhtaar Roobow ayaa aqbalay in uu isku dhiibo dowladda federaalka Soomaaliya, sida ay xaqiijiyeen masuuliyiin. Is dhiibida ayaa timid kadib kulan ay albaabadu u xirnaayeen oo dhexmaray masuuliyiin ka socota […]