somali news
Puntland oo Somaliland uga digtay dhaqdhaqaaqyada Sool iyo Sanaag
Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa uga digtay Somaliland in ay la kulmi doonto jawaab daran haddii aysan Somaliland joojin dhaqdhaqaaqyadeeda ay ku rabto in ay sanduukhyada doorashada geyso gobolada Sool iyo Sanaag. Wareysi ay la yeelatay […]