Madaxweynaha Puntland oo dhaliilay sidii loo maareeyay soo xulista guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya
Garoowe-(Puntland Mirror) Mdaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uu dhaliilsanyahay sida loo maareeyay soo xulista guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya. Shir jaraai’d oo uu ku qabtay xarunta madaxtooyada, Deni ayaa ku tilmaamay […]