• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ September 19, 2023 ] Midowga Yurub oo si joogto ah u hakiyay gaargaarka Soomaaliya kadib markii UN ay heleen musuqmaasuq baahsan Somalia
  • [ October 3, 2022 ] Hoggaamiye sare oo Al-Shabab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe Somalia
  • [ October 3, 2023 ] Tobanaan ku dhimatay dagaal beeleed ka dhacay gobolka Mudug Somalia
  • [ September 30, 2023 ] Guled Salah: Current Administration’s Term Will Not Be Extended “Even a Single Day” English News
  • [ September 30, 2023 ] Guuleed Saalax: Hal maalin laguma dari karo xukunka xukuumada Deni Puntland
  • [ September 28, 2023 ] Qeyb kamid ah Puntland oo la sadaaliyay in ay heli doonana roobab dhex-dhexaad ah Puntland
  • [ September 28, 2023 ] Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo filaya inuu u tartamo Madaxweynaha Puntland Puntland
Home2020April

Month: April 2020

Somalia

Kiisaska coronavirus gudaha Soomaaliya oo gaaray 601

April 30, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) 19 kiis oo cusub oo coronavirus ah ayaa laga helay Soomaaliya 24-kii saac ee lasoo dhaafay, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya. 18 kamid kiisas cusub ayaa laga helay Muqdisho, halka […]

Puntland

Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland oo ka digtay roobab mahiigaan ah oo khasaare geysan kara

April 30, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Roobab mahiigaan ah oo khasaare geysan kara ayaa la sadaaliyay in ay ka di’i karaan deegaanada Puntland, sida lagu sheegay fariin digniin ah oo ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland maanta oo […]

Puntland

Puntland oo sheegtay in ay $1 milyan ka heshay Dowladda Federaalka Soomaaliya si loogu caawiyo Qardho

April 30, 2020 Puntland Mirror 0

Qardho-(Puntland Mirror) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hal milyan oo dollar ugu deeqday dadaalada loogu gurmanayo magaalada ay fatahaaduhu ku dhufteen ee Qardho. Wasiirka Maaliyada Dowladda Puntland Xasan Shire Cabdi ayaa shir jaraaid oo uu ku […]

Puntland

Gaadiid sida gargaar oo ku sii qulqulaya Qardho

April 29, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Gaadiid sida gargaar ay ku jiraan cuno iyo waxyaabaha kale ee muhiimka u ah nolosha oo ka baxay magaalooyinka waa-weyn ee Puntland ayaa ku sii jeeda magaalada ay fatahaaduhu ku dhufteen ee Qardho. […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo kormeeray khasaaraha ay sababeen daadka ku dhuftay Qardho

April 28, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Talaado ah kormeeray khasaaraha ay sababeen daadadka ku dhuftay magaalada Qardho ee gobolka Karkaar. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladdu ay sameysay guddi wasiiro ah ayna […]

Puntland

Ugu yaraan lix qof oo saddex caruur ah ay ku jirto oo ku dhintay daadad ku dhuftay Qardho

April 28, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ugu yaraan lix qof oo saddex caruur ah ay ku jirto ayaa ku geeriyooday kadib daadad ay keeneen roobab mahiigaan ah oo ka da’ay magaalada Qardho ee gobolka Karkaar, sida uu sheegay duqa […]

Puntland

Daad ku fatahmay magaalada Qardho

April 28, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Daad ayaa ku fatahmay magaalada Qardho ee gobolka Karkaar kadib roobab mahiigaan ah oo xalay ka da’ay halkaas. Dadka deegaanka ayaa bog wareedka Puntland Mirror u sheegay in ay jirto khasaare kala duwan […]

Puntland

Taliyihii hore ee PIA oo loo magacaabay taliyaha ciidanka booliiska Puntland

April 27, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah Cabdi Xasan Xuseen u magacaabay taliyaha ciidanka booliiska, isaga oo badali doona Janaraal Muxyadiin Axmed Muuse. Cabdi Xasan Xuseen oo loo yaqaan Cabdiyare […]

Somalia

Tirada guud ee dhimashada coronavirus ee Soomaaliya oo gaartay 23 qof

April 26, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Tirada guud ee dhimashada cudurka coronavirus ee Soomaaliya ayaa gaartay 23 qof, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Bayaan ay soo saartay gelinkii dambe ee Axada, ayaa wasaaraddu ku sheegtay in […]

Somalia

Soomaaliya: 62 kiis oo cusub oo coronavirus ah iyo labo dhimasho ah

April 25, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) 62 kiis oo cusub oo coronavirus ah ayaa laga helay Soomaaliya maanta, sida ay war-saxaafadeed ku sheegtay wasaaradda caafimaadka galabta oo Sabti ah. Labo qof ayaa maanta u geeriyooday xanuunka, sida ay wasaaradda […]

Posts navigation

1 2 … 5 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Guuleed Saalax: Hal maalin laguma dari karo xukunka xukuumada Deni

    September 30, 2023 0
    Guuleed Saalax oo ka hadlaya Barxada Garoowe. [Isha Sawirka: Facebook] Garoowe-(Puntland Mirror) Guuleed Saalax Bare, oo u taagan madaxweynaha Puntland 2024 ayaa maanta soo gaaray Garoowe, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Guuleed, ayaa [...]
  • Qeyb kamid ah Puntland oo la sadaaliyay in ay heli doonana roobab dhex-dhexaad ah

    September 28, 2023 0
    Saadaadha roobka. [Xigashada Sawirka: IMC] Garoowe-(Puntland Mirror) Roobab dhexdhexaad ah ayaa laga filayaa deegaano ka tirsan Puntland inta u dhaxaysa 27-ka September ilaa 3-da October, sida ay sheegtay xarunta IMC. Degmooyinka sida Jariiban laga yaabo [...]
  • Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo filaya inuu u tartamo Madaxweynaha Puntland

    September 28, 2023 0
    Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse. [Xigashada: Facebook/Abshiromarjama] Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac oo loo yaqaan Abshir Cumar Huruuse ayaa laga yaabaa in uu ku dhawaaqo hamigiisa ah in uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Xarumaha ganacsiga ee kuyaala magaalada Garoowe oo xiran

    August 23, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Xarumaha waa-weyn ee muhiimka ah ee ganacsiga oo kuyaala magaalada Garoowe ayaa xiran maanta oo Arbaco ah. Ganacsatada ayaa go’aan ku gaartay in ay xiraan goobahooda ganacsiga kadib markii ay dowladdu ku khasabtay [...]
  • Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya oo u guuraya magaalada Baraawe oo caasimad u ah

    August 27, 2016 0
    Baraawe-(Puntland Mirror) Wefdi balaaran oo uu hoggaaminayo madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta oo Sabti ah tagay magaalada Baraaawe ee gobolka Shabeelaha Hoose. Sida ay ilo-wareedyo u sheegeen warsidaha Puntland Mirror [...]
  • ISIS oo sheegatay masuuliyada weerarkii lagu qaaday huteel kuyaala magaalo xeebeedka Boosaaso

    February 8, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Maleeshiyada ISIS ayaa sheegatay masuulida weerarkii qoryaha loo adeegsaday ee ka dhacay huteel kuyaala magaalo xeebeedka Muqdisho maanta oo Arbaco ah, sida ay kooxdu ku sheegtay bayaan ay ku qortay warbaahinteeda Acmaaq. Huteelka [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions