Shirka wadatashiga ee u dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah oo ka furmay Garoowe
Garoowe-(Puntland Mirror) Shirka wadatashiga ee u dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Garoowe maanta oo Axad ah. Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa […]