Madaxweyne Farmaajo oo u safray Masar si uu uga qeybgalo shirka Midowga Afrika
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Talaado ah u safray dalka Masar. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Villa Soomaaliya, madaxweynaha ayaa halkaas uga qeybgali doona shir deg-deg ah […]