Articles by: Abdi Omar Bile

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali. [Xigashada Sawirka: Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyadda]

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in doorashada lagu qaban doono wakhtigeeda

Gaorowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa sheegay in doorashada madaxweynenimada la qaban doono 9-ka Janaayo 2019, sida uu ku sheegay wareysi ay la yeelatay laanta Af-Soomaaliga ee BBC. Wareysiga dhexdiisa, Madaxweynaha ayaa xusay in uusan isagu awood u lahayn muddo kororsi, sida uu qabo dastuurku. Mar la weydiiyay haddii uu doonayo mar labaad in isku sharaxo xafiiska, Cabdiweli[Read More…]

by March 7, 2018 0 comments Puntland, Somali News
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali. [Xigashada Sawirka: Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyadda]

Puntland election to be held within its time, President says

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland President Abdiweli Mohamed Ali said the presidential election will be held on January 9, 2019, he said in an interview with BBC Somali. In the interview, the President mentioned that he is not able to extend his term, according to the constitution. Asked whether he would seek a second term in office, Abdiweli declined to comment.  Last[Read More…]

by March 7, 2018 0 comments English News
Miino ay burbursheen PSF. [Sawirka:  Facebook/psf]

Ciidanka PSF oo afar miinada wadada lagu aaso ah ku burburshay gudaha Buuraha Galgala

Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidanka Difaaca Puntland ee PSF ayaa afar miinada wadada lagu aaso ah ku burburshay gudaha Buuraha Galgala, PSF ayaa bayaan ay soo dhigtay Facebook-ka ku sheegtay maanta oo Axa ah. PSF ayaa bayaanka ku sheegtay in miinooyinka la burburshay lagu aasay wado kutaala deegaanka Bali-khadar ee Buuraha Galgala, halkaas oo ciidamadda Puntland kula dagaalamayaan maleeshiyada Al-Shabaab. Bishii December[Read More…]

by March 4, 2018 0 comments Puntland, Somali News
Miino ay burbursheen PSF. [Sawirka:  Facebook/psf]

PSF destroy four roadside bombs in Galgala Mountains

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland Security Forces (PSF) has destroyed four roadside bombs in the Galgala Mountains, PSF said in a statement shared on Facebook on Sunday. In the statement, PSF said the destroyed bombs were planted on a road in the Bali-khadar area of Galgala Mountains, where Puntland forces are battling Al-Shabab militants. In December 2017, Puntland disposal expert, Colonel Osman[Read More…]

by March 4, 2018 0 comments English News
Maleeshiyada ISIS ayaa ku dhuumanaya gobolka Bari. [Sawirka: Furat]

US sanctions top ISIS leader in Somalia’s Puntland

Garowe-(Puntland Mirror) The United States has sanctioned top ISIS leader in Puntland, Somalia, the Treasury’s Office of Foreign Assets Control (OFAC) said in a statement on Tuesday. In the statement, the U.S. said it had added Mahad Moalim of Somalia to its sanctions list for global terrorism. He held several positions in the ISIS faction in Puntland such as head of ISIS court,[Read More…]

by February 28, 2018 0 comments English News
Maleeshiyada Al-Shabaab. [Sawirka]

Labo dagaalyahan oo Al-Shabaab katirsan oo lagu dilay duqeyn Mareykanku ka geystay Jubbada Dhexe

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamadda Mareykanka ayaa duqeyn ka dhan maleeshiyada Al-Shabaab qaaday, oo ay ku dileen labo dagaalyahan, sida ay bayaan ku sheegeen Taliska Mareykanka ee Afrika. Duqeynta ayaa Isniintii ka dhacday magaalada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, sida ay sheegeen Mareykanku.

by February 28, 2018 0 comments Somali News
Maleeshiyada Al-Shabaab. [Sawirka]

U.S. airstrike kills two Al-Shabab fighters in Middle Juba

Mogadishu-(Puntland Mirror) U.S. forces launched an airstrike against Al-Shabab militants, killing two fighters, U.S. Africa Command said a in statement. The airstrike occurred Monday in the town of Jilib, Middle Juba region, according to U.S. Africa Command.

by February 28, 2018 0 comments English News
Kolonyo katirsan ciidamadda Ammaanka Puntland PSF oo ku sugan buuraha Galgala. [Sawirka: Facebook/psf]

Ciidamadda Ammaanka Puntland oo saddex xubnood oo looga shaki qabo Al-Shabaab ku qabtay buuraha Galgala

Boosaaso-(Puntland Mirror) Saddex xubnood oo looga shaki qabo Al-Shabaab ayaa lagu qabtay howlgal ka dhacay buuraha Galgala, sida Ciidamadda Ammaanka Puntland (PSF) ay ku sheegeen bayaan ay soo dhiggeen Facebook-ka maanta oo Khamiis ah. Bayaanka, PSF waxay ku sheegeen in howlgalka ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab uu ka dhacay deegaanadda Dhadhabo, Ceeldibir, Durduri, Harweyn, Karin, Madarshoon iyo Diindigle oo kuyaala[Read More…]

by February 8, 2018 0 comments Puntland, Somali News
Kolonyo katirsan ciidamadda Ammaanka Puntland PSF oo ku sugan buuraha Galgala. [Sawirka: Facebook/psf]

PSF arrest 3 Al-Shabab suspects in Galgala Mountains

Bosaso-(Puntland Mirror) Three suspected members of Al-Shabab were arrested in an operation in Galgala Mountains, Puntland Security Forces (PSF) said in a statement posted on Facebook Thursday. In the statement, PSF said the operation against Al-Shabab militants took place in the areas of Dhadhabo, Ceeldibir, Durduri, Harweyn, Karin, Madarshoon and Diindigle in the Galgala Mountains. The arrested members were taken[Read More…]

by February 8, 2018 2 comments English News
Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad. [Sawirka]

Soomaaliya oo taageertay howlgalka millatari ee uu Turkigu ka waddo gobolka Afrin ee dalka Suuriya

Muqdisho-(Puntland Mirror) Soomaaliya ayaa taageertay howlgalka millatari ee uu Turkigu ka waddo gobolka Afrin ee kuyaala waqooyiga-galbeed ee dalka Suuriya, sida ay wakaalada wararka Turkiga ee Anadolu kasoo xigatay Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya. Axmed Ciise Cawad ayaa Anadolu u sheegay in dalkiisu uu taageersanyahay howlgalkaas. “Waxaanu taageersanahay howlgalka millatari ee uu Turkigu ka bilaabay Afrin,” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibada[Read More…]

by January 27, 2018 0 comments Somali News
Scroll Up