Raysulwasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed. [Sawir Hore]Muqdisho-(Puntland Mirror) Wefdi uu hoggaaminayo Raysulwasaare Ku Xigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo Soomaaliya ku metelaya dhageysiga dacwada kala dhaxeysa Kenya ayaa maanta oo Isniin ah u safray magaalada Hague ee dalka Netherlands iyadoo ay soo aadantahay dhageysiga maxkamaddu.
Dhageysiga oo dhowr jeer oo hore dib u dhacday ayaa tii ugu dambeysay qorshuhu yahay in la qabto 15-ka bishaan Maarso.
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.
Be the first to comment