• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 13, 2022 ] Biyo la’aan daran oo laga soo sheegayo deegaano miyi ah oo ka tirsan gobolka Mudug Somalia
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
Home2021April

Month: April 2021

Somalia

QM oo sheegtay in qiyaastii 100,000 qof lagu khasbay in ay guryahooda ka cararaan gudaha Muqdisho

April 28, 2021 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Qiyaastii 100,000 qof ayaa lagu khasbay in ay guryahooda ka cararaan gudaha magaalada Muqdisho kadib isku dhacyo dhexmaray labbo ciidan oo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. Dadka barakacay ayaa […]

Puntland

Puntland oo ka soo horjeesatay go’aanka baarlamaanka Soomaaliya ee muddo kordhinta

April 22, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay kaga soo horjeesatay go’aanka baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay muddo labbo sanno ah ugu kordhiyeen xukuumada Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wakhtigeedii dhammaaday. Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka Puntland […]

Somalia

Maxkamada ciidamada Puntland ee gobolka Mudug oo shan xubnood oo Al-Shabaab ah ku xukuntay dil toogasho

April 21, 2021 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada Puntland ee gobolka Mudug ayaa shan xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ku xukuntay dil toogasho. Xubnaha la xukumay ayaa lagu helay in ay dilal ka geysteen gudaha magaalada Gaalkacyo, sida ay […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo cafis u fidiyay 66 maxbuus

April 19, 2021 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa cafis u fidiyay 66 maxbuus oo ku kala jira xabsiyada gobolada Puntland, sida lagu sheegay war-saxaafdeed kasoo baxay madaxtooyada maanta oo Isniin ah. Maxaabiista ayaa loo cafiyay […]

English News

EU, U.S. Weigh Action After Somalia’s President Extends Mandate Without Election

April 14, 2021 Abdi Omar Bile 0

The U.S. and the European Union are considering imposing sanctions and taking other action against Somalia following a decision to extend the president’s mandate without an election. President Mohamed Abdullahi, also known as Farmajo, this […]

Somalia

Mareykanka oo ugu hanjabay Dowladda Federaalka Soomaaliya in uu saari doono cunoqabatayn haddii la fuliyo muddo kororsiga

April 14, 2021 Puntland Mirror 0

Washington-(Puntland Mirror) Mareykanka ayaa sheegay in ay si aad ah uga niyadjabeen go’aankii baarlamaanka Soomaaliya ay muddo labbo sanno ah ugu kordhiyeen madaxweynaha iyo xildhibaanada golaha baarlamaanka, sida uu war-saxaafadeed ku sheegay Xoghayaha Arrimaha Dibada […]

Somalia

Saadiq Joon oo xilka laga qaaday kadib markii uu hor istaagay kulan baarlamaanka wakhtigiisu dhammaaday

April 12, 2021 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Taliyihii ciidanka booliiska Muqdisho ayaa xilka laga qaaday waxyar kadib markii shir jaraaid oo uu qabtay uu ku sheegay in uu hor istaagay kulan u balansanaa golaha baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Shirka jaraaid, […]

Somalia

Wadahadalada u dhaxeeya madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah oo dib u bilaabmay

April 7, 2021 Abdi Omar Bile 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Wadahadalada u dhaxeeya madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah ayaa dib uga bilaabmay Muqdisho maanta oo Arbaco ah kadib dhowr beri oo hakad ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo rasmi ah. […]

Follow on Facebook

Most Read

  • Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay

    August 9, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka cusub ee maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta oo Talaado xilka kala wareegay wasiirkii hore Cabdiraxmaan Bayle Ducaale, iyadoo uu goobjoog ahaa Raysulwasaare Xamsa Cabdi Barre. Bayle ayaa xilka [...]
  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Ciidamada dowlada Puntland oo howlgalo amaanka ah ka bilaabay magaalooyinka waa-weyn ee Puntland

    August 17, 2016 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada dowlada Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah bilaabay howlgalo balaaran oo ujeedkoodu yahay adkaynta amaanka gobolada Puntland. Ciidamada ayaa howlgalo ka sameeyay magaalooyinka waa-weyn ee Puntland oo ay kamidyihiin, Garoowe, Gaalkacyo, Qardho [...]
  • Al-Shabaab oo qabsaday magaalo xeebeedka Marka

    July 12, 2016 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Maleeshiyada al-Shabaab ayaa qabsaday magaalo xeebeedka Marka kadib markii ay isaga baxeen ciidamada dowlada Soomaaliya, waa markii kowaad oo ay qabsadaan magaalada istiraatijiyada ah tan iyo bishii Febraayo. Dagaalyahano aad u hubaysan oo [...]
  • Ugu yaraan 10 qof oo lagu dilay qarax isbiimayn ahaa oo ka dhacay banaanka hore ee xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho

    August 30, 2016 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dilay 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari walxaha qarxa laga soo buuxshay lagu qarxiyay albaabka hore ee xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho maanta [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions