• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 13, 2022 ] Biyo la’aan daran oo laga soo sheegayo deegaano miyi ah oo ka tirsan gobolka Mudug Somalia
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
Home2019March

Month: March 2019

Puntland

Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya oo kulan kula yeeshay madaxweynaha dowladda Puntland magaalada Boosaaso

March 31, 2019 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya ayaa maanta oo Axad magaalada Boosaaso kulan kula yeeshay madaxweynaha dowladda Puntland. “Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31 Maarso 2019 booqasho ku yimid Boosaaso safiirka Soomaaliya u […]

Puntland

Baarlamaanka dowladda Puntland oo meelmariyay miisaaniyada 2019

March 31, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta oo Axad ah meelmariyay miisaaniyada 2019, sida uu sheegay guddoomiyaha baarlamaanka. 38 xildhibaan ayaa u codeeyay ansixinta miisaaniyada, mid ayaa diiday, hal ayaa ka aamusay, sida uu ku […]

English News

President Deni arrives in Bosaso, promised to restore safety

March 30, 2019 Puntland Mirror 0

Bosaso-(Puntland Mirror) Puntland President Said Abdullahi Deni on Saturday arrived in Bosaso town. The President and his delegation were welcomed by government officials and residents of Bosaso. Speaking to the people who welcomed him, Deni […]

Puntland

Madaxweyne Deni oo gaaray Boosaaso, sheegayna in uu wax ka qaban doono nabadgelyada magaalada

March 30, 2019 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Sabti ah gaaray magaalada Boosaaso. Madaxweynaha iyo wefdigiisa ayaa masuuliyiin katirsan dowladda iyo dad weyne shacab ah ay ku soo dhaweeyeen magaalada Boosaaso. Deni […]

Somalia

Madaxii maleeshiyada Al-Shabaab ee gobolka Shabeellaha Hoose oo isku-dhiibay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya

March 30, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxii maleeshiyada Al-Shabaab ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa isku dhiibay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya, sida ay ku warantay idaacada dowladda ee Radio Muqdisho maanta oo Sabti ah. Sargaalka is-dhiibay ayaa magaciisa lagu sheegay […]

Somalia

15 qof oo ku geeriyootay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

March 28, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Gaari walxaha qarxa laga soo buuxshay ayaa maanta oo Khamiis ah ku qarxay meel u dhow huteel iyo makhaayad kuyaala Muqdisho, waxaana ku dhintay ugu yaraan 15 qof, sida ay ku warantay wakaalada […]

Puntland

Madaxweyne Deni oo u safray Qardho iyadoo Boqor Burhaan ka maqanyahay magaalada

March 27, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah u safray magaalada Qardho ee gobolka Karkaar, taasoo ka dhigaysa safarkiisii ugu horeeyay ee gudaha tan iyo markii uu xafiiska qabtay bishii Janaayo 2019. Safarkiisa ayaa […]

Somalia

Xaggee ku dambeeyay shirkii dhexmari lahaa dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada oo lagu qaban lahaa Garoowe?

March 26, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dabayaaqadii bishii Janaayo ee sanadkan madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahai Deni ayaa sheegay in maamulkiisu uu martigelin doono kulan u dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada. Go’aankaas ayaa daba socday kadib kulan dhexmaray […]

English News

Saahid Mohamoud Ali elected as Galkayo Mayor

March 25, 2019 Puntland Mirror 0

Galkayo-(Puntland Mirror) Saahid Mohamoud Ali was elected as Galkayo mayor on Monday afternoon. The young man got 23 votes, while his main rival Abdikani Diiriye Dhegaweyne received 7 votes. 31 of the newly-elected Galkayo council […]

Puntland

Saahid Maxamuud Cali oo loo doortay duqa cusub ee Gaalkacyo

March 25, 2019 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Saahid Maxamuud Cali ayaa galabta loo doortay duq degmada Gaalkacyo. Saahid oo ah nin dhalinyaro ah ayaa helay 23 cod halka ninkii ugu dhawaa ee la tartamayay Cabdiqani Diiriye Dhageweyne uu helay 7 […]

Posts navigation

1 2 … 6 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay

    August 9, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka cusub ee maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta oo Talaado xilka kala wareegay wasiirkii hore Cabdiraxmaan Bayle Ducaale, iyadoo uu goobjoog ahaa Raysulwasaare Xamsa Cabdi Barre. Bayle ayaa xilka [...]
  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Xabad joojin ka jirta caasimada Koonfurta Suudaan ee Juba

    July 12, 2016 0
    Xabad joojin ayaa u muuqata in ay ka jirto caasimada Koonfurta Suudaan ee Juba, kadib afar beri oo dagaal culus uu dhacayay. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay ciidamo kala taageersan Madaxweyne Salva Kiir iyo ku-xigeenkiisa Riek [...]
  • ISIS militants loots livestock in Bari region

    July 16, 2017 0
    Garowe-(Puntland Mirror) Pastoralists in Bari region of Puntland said ISIS militants began to loot their livestock. Local FM, Radio Garowe quoted an anonymous pastoralist as saying the ISIS militants have looted hundreds of livestock in [...]
  • Mortar shells kill two people in Baidoa

    July 2, 2016 0
      Baidoa-(Puntland Mirror) At least two people were killed and 18 others were wounded in a mortar attack in Baidia south west of Somalia, an official said. “The mortar ammunitions killed two civilian and wounded [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions