Madaxweynaha Jubbaland oo xilka ka qaaday wasiirkiisii amniga Cabdirashiid Janan

Cabdirashiid Janan. [Sawir Hore]
Kismaayo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xilka ka qaaday wasiirkiisii amniga Cabdirashiid Xassan Cabdinuur oo loo yaqaan “Janan” kadib markii uu hehiis la galay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Janan oo ciidamo uu wato dhowr jeer oo hore dagaal gobolka Gedo kula galay ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa la filayaa in maanta oo Arbaco ah uu si rasmi ah heshiis ula geli doono dowladda, sida ay sheegeen ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo.

About Abdi Omar Bile 749 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*