Kulan u dhaxeeya madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho

Shirka madaxda Dowladda Xubnaha ka ah Federaalka. [Isha Sawirka: Puntland State House]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Kulan u dhaxeeya madaxda Dowladdaha Xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah ka furmay magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa looga hadlayaa xaalada dalka gaar ahaan ismari-waaga ka taagan doorashada, sida lagu sheegay qoraal kooban oo ka soo baxay xafiiska madaxtooyada Puntland.

About Abdi Omar Bile 743 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*