Wasiirka Gaashaandhiga Talyaaniga oo yimid Muqdisho

Wasiirka Gaashaandhiga Talyaaniga Lorenzo Guerini oo garoonka Muqdisho ka soo degay, March 23, 2021. [Isha Sawirka: SNTV]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Gaashaandhiga Talyaaniga Lorenzo Guerini ayaa maanta oo Talaado ah yimid magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Ujeedka safarka wasiirka ayaan weli la ogeyn, waxaase uu ku soo beegmay xilli Madaxweyne Farmaajo wakhtigiisii uu dhammaaday, saaxiibada beesha caalamka oo uu Talyaanigu kamidyahay ay walaac xoogan ka qabaan ismariwaaga ka taagan doorashada.

About Abdi Omar Bile 738 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*