Articles by: Abdirahman Abdullahi Sheikh

Hoggaamiyihii Talibanta Pakistan Mullah Fazlullah. [Sawirka]

Hoggaamiyihii Taliban-ta Pakistan oo lagu dilay duqeyn ay diyaaradaha Mareykanku ka geysteen gudaha Afghanistan

Islamabad-(Puntland Mirror) Hoggaamiyihii Taliban ee Pakistan ayaa lagu dilay duqeyn ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanku ay ka geysteen dalka Afghanistan. Mullah Fazlullah ayaa ahaa ninka loogu raadinta badnaa Pakistan, kaasoo caan ku ahaa weeraro uu kamidyahay xasuuqii iskuulka ee 2014-kii oo lagu dilay 132 caruur ah iyo toogashadii 2012-kii ee gabadha Malala Yousafzai taasoo mar dambe lagu abaalmariyay[Read More…]

by June 16, 2018 0 comments World
U.S. President Donald Trump sits next to North Korea's leader Kim Jong Un before their bilateral meeting at the Capella Hotel on Sentosa island in Singapore June 12, 2018. REUTERS/Jonathan Ernst

Hoggaamiyaasha Mareykanka iyo Waqooyiga Kuuriya oo yeeshay wadahadal taariikhi ah

Singapore-(Puntland Mirror) Donald Trump iyo Kim Jong-un ayaa noqonaya madaxweynihii ugu horeeyay ee Mareykan ah oo xafiiska fadhiya iyo hoggaamiyihii Waqooyiga Kuuriya ah oo kulma kadib muddo sanad ah oo ay is-dhaafsanayeen hanjabaadyo. Labada masuul ayaa isku gacan qaaday huteel casri ah oo kuyaala dalka Singapore kahor inta uusan dhicin wadahadalka tooska ah. Labada masuul ayaa saxiixay “heshiis buuxa”, oo[Read More…]

by June 12, 2018 0 comments World
Staff Sgt. Alexander W. Conrad, askarii Mareykanka ahaa ee lagu dilay Soomaaliya. [Xigashada Sawirka: Department of Defense]

Mareykanka oo shaaciyay askarigii lagu dilay gudaha Soomaaliya

Washington-(Puntland Mirror) Askarigii Mareykanka ahaa kaasoo lagu dilay weerar ka dhacay Soomaaliya ayaa la sheegay in uu ahaa askari muddo sideed sanno ah kamid ah ciidamada Mareykanka, kana soo shaqeeyay Afghanistan. Staff Sgt. Alexander W. Conrad ayaa ahaa 26-sanno jir ka soo jeeda gobolka Arizona ee dalka Mareykanka. Askariga ayaa u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray weerar, sida ay bayaan ku[Read More…]

by June 10, 2018 0 comments Somali News
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo soo jeediyay in la joojiyo dagaalka Tukaraq. [Sawirka]

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo soo jeediyay in la joojiyo dagaalka Tukaraq

New York-(Puntland Mirror) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujiyay dagaaladii dhawaan ka dhacay gobolka Sool oo u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo Somaliland, waxayna soo jeediyeen in la joojiyo. “Golaha Ammaanka waxa uu ka walaacsanyahay dagaalkii dhawaan ka dhacay gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya. Golaha Ammaanka waxa uu u soo jeedinayaa dhinacyada dagaalamaya in ay si dhaqso ah colaada[Read More…]

by June 8, 2018 0 comments Somali News
Hoggaamiyaha ugu sareeya Iran oo sheegay in Mareykanku uu riixayo Sucuudiga si uu uga hortago Iran

Hoggaamiyaha ugu sareeya Iran oo sheegay in Mareykanku uu riixayo Sucuudiga si uu uga hortago Iran

Tehran-(Puntland Mirror) Hoggaamiyaha ugu sareeya Iran ayaa Mareykanka ku eedeeyay in uu isku dayayo in uu dab ku shido dhibbaatooyinka gobolka isaga oo ku boorinaya saaxiibkiisa Sucuudi Caraabiya in uu kahor tago Tehran. Hadal uu baahiyay taleefishinka dowladda, Ayatollah Ali Khamenei ayaa ku ceshay Isniintii in Mareykanka uu faraha kala baxo Bariga Dhexe isagoona sheegay in cid kasta oo dooneysa[Read More…]

by May 1, 2018 0 comments World
Wasiirka Arrimaha Dibada ee Suudaan Ibrahim Ghandour oo April 6, 2017, warbaahinta kula hadlayay Khartuum. [Xigashada Sawirka: Xinhua]

Masar, Suudaan iyo Itoobiya oo ku guuldareystay in ay heshiis ka gaaraan muranka wabiga Niil

Khartuum-(Puntland Mirror) Wasiiradda Arrimaha Dibada Suudaan, Masar iyo Itoobiya ayaa ku guuldareystay in ay heshiis ka garaan muranka ka saabsan biyo xireenka balaaran ee Itoobiya ee wabiga Niil, sida ay sheegeen Wasirraddu Jimcaddii. Masar ayaa walaac ka qabta in biyo xireenka uu si weyn u saameyn doono qaybta ay ka hesho biyaha wabiga Niil, taasoo dhammaan shacabka oo dhan ay[Read More…]

by April 7, 2018 0 comments World
Ciidamo katirsan Faransiiska oo taagn banaanka suuqa uu ninka hubeysan afduubashada dadka ugu heystay. [Sawirka]

Ciidamada ammaanka Faransiiska oo toogtay nin hubeysan oo saddex qof dilay

Paris-(Puntland Mirror) Ciidamada booliiska Faransiiska ayaa toogtay nin saddex qof ku dilay koonfurta Faransiiska, sida maanta oo Jimce ah uu sheegay Wasiirka Arrimaha Gudaha Faransiiska. Ninka hubeysnaa ayaa soo afduubtay gaari kadibna waxa uu afduub ahaan u qabsaday suuq kuyaala magaalada Trebes. Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in dhacdada ay muujineyso sumad weerar argagixiso. Masuuliyiinta Faransiiska ayaa sheegay in[Read More…]

by March 23, 2018 0 comments World
Rex Tillerson, Xoghayaha Arrimaha Dibada  Mareykanka ee shaqada laga ceyrshaya. [Xigashada Sawirka: AFP/Getty Images]

Trump oo Xoghayihii Arrimaha Dibada Rex Tillerson shaqada ka ceyrshay

Washington-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta oo Talaado ah xilka ka qaaday Xoghayihii Arrimaha Dibada Rex Tillerson, waxaana badali doona agaasimaha CIA, Mike Pompeo. Donald Trump ayaa boggiisa Twitter-ka ugu mahadceshay Tillerson shaqada uu soo qabtay. Mt Tillerson, oo ahaa agaasimihii hore ee ExxonMobi, ayaa xilka loo magacaabay sanad kahor. Madaxweyne Trump ayaa sidoo kale Gina Haspel u[Read More…]

by March 13, 2018 0 comments World
Ugu yaraan 19 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay suuq kalluun oo kuyaala Nayjeeriya

Ugu yaraan 19 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay suuq kalluun oo kuyaala Nayjeeriya

Abuja-(Puntand Mirror) Saddex qof oo isa soo miidaamiyay ayaa isku qarxiyay suuq kalluun oo kuyaala magaalada Konduga ee waqooyiga-bari ee dalka Nayjeeriya maanta oo Sabti ah, waxaana ku dhintay ugu yaraan 19 qof, sida ay sheegeen ilo-wareedyo haayadaha ammaanka katirsan. Intooda badan dadka ku dhintay qaraxa ayaa ahaa shacab. Ugu yaraan 50 qof oo kale ayaa ku dhaawacmay. Ururka Booko[Read More…]

by February 17, 2018 0 comments World
Raysulwasaarihii Itoobiya Hailemariam Desalegn oo iscasilay

Raysulwasaarihii Itoobiya Hailemariam Desalegn oo iscasilay

Addis Ababa-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in uu go’aan ku gaaray in iscasilo, sida ay ku warantay wakaalada wararka dowladda IItoobiya ee ENA maanta oo Khamiis ah. Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in uu mar hore gudbiyay warqadiisa iscasilaada. Isaga oo intaas ku daray in uu ka tagayo labada boos ee uu hayo oo kala ah guddoomiyaha[Read More…]

by February 15, 2018 0 comments World
Scroll Up